Kaamil Media And Portrait

Kaamil Media And Portrait

Share

Kusoo dhowaada Media iyo portrait dhameystiran %
waxaa ku yaala xafada waaberi agagaarka BTSC Hospital

Hormuud : 612845474
Somtel : 622845474

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 06/12/2025

OGEYSIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaan idin ogeysiinayaa fursad dahabi ah taasoo ah qalab PORTRAIT io QALAB XAFIIS oo dhameystiran ayan idin haayaa wixii faahfaahin ah igala soo xiriir 612845474 & 622845474

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 03/11/2025

Doorashadii Amaar Binu yasir
Kaamil Media And Portrait ugu sawiro io muuqalo Tayo leh 📸💯

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 03/11/2025

Sawir qaadaha degmada ugu shidan Uguna caansan
Yuusuf Cadde
Kaamil Media And Portrait ugu imow sawirio muqal shidan oo tayo leh📸💯

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 02/11/2025

Duurashadii manta ka dhacdey iskulka faca ween ee Camaar Bini Yaasir kaas oo manta doorasho gadoomiye io gadoomiye ku xigeen u doorteen Ardeyda

Ugu imow Kaamil Media And Portrait
Tayo leh

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 01/11/2025

Xaflad qalinjebin dufcadii 1ªªď ee machadka madarasada NUUR AL-QUR'AAN

1aad

24/10/2025

Qoraagi Buugii lamagacbaxay SHAASHADA TARBIYADA CARUURTA
Mohamed Adan Ali oo ku magac dheer (Mashquul)
Waxaa inooga faalodey hababka kala duwan oo so marey iyo qaabka Buuga u qoran yhy.
Aan wada dhameysano Hadaljeedintiisa

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 17/10/2025

2aad

📍 Goobta: (Degmada Buur_Hakaba )
📍Magaca Buga ( SHAASHADA TARBIYADA CARUURTA )

Dunida maanta, shaashadu waxay noqotay saaxiibka ugu dhow ee caruurteena — balse saaxiibkaas mararka qaar wuxuu noqon karaa halis qarsoon. Buuggan cusub wuxuu iftiiminayaa:
✨ Saameynta baraha bulshada ee maskaxda iyo akhlaaqda caruurta Muslimka ah
✨ Doorka waalidiinta ee ilaalinta iyo tarbiyada digital-ka
✨ Hab nololeedka holistic ee ku dhisan diinta iyo xakameynta waqtiga shaashadda.

Qoraaga Buuga Al_Ustaad Mohamed Adan Ali Oo loo yaqaano ( mashquul)

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 17/10/2025

1aaad
📍 Goobta: (Degmada Buur_Hakaba )
📍Magaca Buga ( SHAASHADA TARBIYADA CARUURTA )

Dunida maanta, shaashadu waxay noqotay saaxiibka ugu dhow ee caruurteena — balse saaxiibkaas mararka qaar wuxuu noqon karaa halis qarsoon. Buuggan cusub wuxuu iftiiminayaa:
✨ Saameynta baraha bulshada ee maskaxda iyo akhlaaqda caruurta Muslimka ah
✨ Doorka waalidiinta ee ilaalinta iyo tarbiyada digital-ka
✨ Hab nololeedka holistic ee ku dhisan diinta iyo xakameynta waqtiga shaashadda.

Qoraaga Buuga Al_Ustaad Mohamed Adan Ali Oo ku magac dheer ( mashquul)

17/10/2025

Bandhigii ugu Horeyey ee lagu soo bandhigidono Buuga la magac baxay SHAASHADA TARBIYADA CARUURTA waxaa lagu soo bandhigidona Degmada Buur_Hakaba .
Aan soo buux dhaafino Hollka Si aan wx badan aan ugu faa'idno
Maanta 03:00 yaan la mogaanin i.a

11/10/2025

Dhowaan filo

Waa buuggi ugu horeyey lagu so bandhigi doono Burhakaba👇

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 15/09/2025

Bandhiga Ayuub Sheikhey

Qeyptii 3ªªd

10

Photos from Kaamil Media And Portrait 's post 14/09/2025

Bandhigii dr Ayuub sheikhey

Qeptii 2ªªḍ

10

Want your business to be the top-listed Government Service in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Waaberi
Buurhakaba
120