27/06/2025
Taliyaha Guud Ee Ciidanka ee Dalka Qatar ayaa hadal-heynta ka dhaliyay Baranaha Bulshada, qaar ka mid ah Shacabka Qatar ayaa ku tilmaamay geesi qaran oo duqeymihii Iran ugu hortagay istoolad, halka qaarna ay ku tilmaameen nin la arkay markii Xabad joojin lagu dhawaaqay
Sawirka marka aad fiiriso sidee u aragtay bal adna
