Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb

Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb

Share

Dugsiga Gurmad waa Dugsi Hoose Dhexe iyo Sare oo ku Yaal Galmudug gaar ahaan Caasimadda Dhuusamareeb.

Photos from Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb's post 08/01/2026
08/01/2026
21/11/2025

Waxaan halkaan hambalyo kaleenahay dhammaan macalimiinta Somaaliyeed, gaar ahaan macalimiinta Galmudug, gaar ahaan macalimiinta Dugsiga Gurmad.

Sidoo kale waxaan halkan ka ogeeysiineeynaa dhammaan ardada dhigata Dugsiga Gurmad inuu barri fasax inoo yahay, maalinta macalinka Soomaaliyeed awgeed.

mahadsanidiin

Photos from Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb's post 21/11/2025

Guul baan idiin rajeeyneeynaa

Photos from Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb's post 11/01/2025

Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 11/1/2025 inoo billaawday imtixaakii dhexe ( midterm exam) ee sannad dugsiyeedka 2024-2025. Dhammaan arda waxa aan u rajeeyneeynaa guul iyo hormar

07/01/2025

Farqurxin tayo leh ugu hagaag iskuulka Royal Professional Academy ee magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa kaloo socda koorsooyin English, Caafimaad, Computer iyo Xisaab.

Kala xariir: 0618819090/0615075409.

17/10/2024

Shaqo aan heerar adag soomarin, ma guuleeysato. Xaaladaan adag baanu kasoo gudubnay, Alle ayaana ku mahadsan iyo intii na karab istaagtay.

Photos from Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb's post 14/10/2024

Aqrisku waa furaha aqoonta.

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Dhuusamarreeb

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00