Run Sheeg

Run Sheeg

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Run Sheeg, Dhuusamarreeb.

25/03/2026

Xisbigii Malabaani oo lagu kala tagay.

15/09/2025

Daawo Shirqool halistiisa wata.

27/07/2025

Daawo Cashirka Khawaarijta Waxbo loogu dhigay.

19/07/2025

Sooraan iyo jawaan waxa ay ahaayeen saaxiibo is fahmay.

09/04/2025

Xog Rasmi ah

31/01/2025

Daawo Qisada lamaane Al shabaab ah,Xaaskiisa oo ka soo muuqatay Maxkmada Ciidamada dartii ayuu Dowladda isku soo dhiibay

02/12/2024

Ciidamo cusub kana goostay Jubaland oo Wata Doonyo oo ku biiray Ciidamada Dowladda.

18/11/2024

Taliye Odawaa soo rogaal celi.

13/10/2022

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad oo ka tagay gobolka Galgaduud ayaa gaaray deegaanka Yasooman, si ay qeyb uga noqdaan ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee Khawaarijta ka xoreynaya gobolka Hiiraan.

Photos from Run Sheeg's post 13/10/2022

Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal ee gobolka Hiiraan si ay gacan kaga gaystaan howlgalada gobolka ka socda ee ay kuwada jiraan Ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka.

Galmudug oo ay uu tahay markii labaad ee ciidamada fariisimohoodu halkan yihiin u gurmadaan dadka reer Hiiraan ayay h**e kaga bexeen Dhuusamareeb Ciidamada ururka 3-aad ee Gorgor oo fadhi rasmi ah ka dhigtey Yasooman, qaybna ka qaatey dib ugu laabashada deegaankan

Taliyaha guutada 15-aad ee qaybta 21-aad Gaashaanle Cabdifataax Haruuuse Daahir oo hoggaaminta ciidankan ay ku wehliyaan Taliye kuxigeenka guutada Gaashaanle Xirsi Cali Quuri, Taliyaha ururka 72-aad ee guutada 15-aad Gaashaanle Cabdulaahi Dhimbil, gudoomiyihii h**e ee Degmada matabaan Maxamed dhoobeey Maxamuud iyo saraakiil sare oo qaybta 21-aad ka tirsan sida Col. Xuseen Salaad Ibraahim ayaa si dhiiran ugu safrey masaafadaasi dheer, si ay u gutaan waajibaadka qaran ee ka saaran ilaalinta nafta iyo maalka Shacabka Soomaaliyeed ee Argagaxisadu duulaanka ku tahay.

Photos from Run Sheeg's post 03/10/2022

Cabdisamad Liibaan Maxamed oo magaciisa afgarashadu yahay ( Cabdimaalik) ayaa isku soo dhiibey ciidamada qaybta 21-aad gaar ahaan ururka 71-aad guutada 15-aad.

Cabdimaalik oo argagixisada u qaabilsanaa keydinta macluumaadka saldhiga Ceelbuur ayaa lasoo tagey qori nuuciisu yahay AK47.

Dhaqamada Argagaxisada ee foosha xun, duruufaha adag ee soo wajahay xubnaha kooxda iyo Go'doonka La Geliyey ayuu sheegey in ay isaga ku qasabtay soo baxsashadiisa iyo in uu isisoo dhiibo.

02/10/2022

waa dharaartey gobonimo noogu soo dhowaatee.!πŸ‡ΈπŸ‡΄


Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

Dhuusamarreeb