Degmada mareergur

Degmada mareergur

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Degmada mareergur, Government Official, Dhuusamarreeb.

رَبِّ اجْعَلْ هَذَا بَلَدًا آمِنًا وَارْزُقْ أَهْلَهُ مِنَ الثَّمَرَاتِ مَنْ آمَنَ مِنْهُمْ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ قَالَ وَمَنْ كَفَرَ فَأُمَتِّعُهُ قَلِيلًا ثُمَّ أَضْطَرُّهُ إِلَى عَذَابِ النَّارِ وَبِئْسَ الْمَصِيرُ.

07/03/2026

MAREERGUR 07-03-2025

Tartan Aqoonedka Bisha Ramadan Oo Ey Soo
Qaban Qabiyeen Mamulayasha Sadexda Iskuul Ee Degamada Mareergur ayaa Laga Daahfuray Maanta. Waxaan Ka Soo Qeyb Galay Mamulka Degmada mareergur Oo Uu Ugu Horeyo Gudoomiye. Abdiaziiz Shariif Ali

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MARERGUR

29/11/2025

DEGMADA MAREERGUR

Gudoomiyaha degmada mareergur Abdiaziiz Shariif Ali Ayaa k
Ka Warbixiyay Horumaradda Ay Ku Talaabsatay Degmada mareergur Isagoo U Mahadceliyay Dhalinyarada Degmada Mareergur.

Xaafiiska Warfaafinta Degmada Mareergur

26/08/2025

MAREERGUR GALGADUUD GALMUDUG SOMALIA

Khudbada Kooban Oo Gudoomiyaha Degmada Mareergur Abdiaziiz Shariif Ali Ka Jeediyay Xafladii Shalay Lagu Soo Dhawaynayay Bishii Aw Dhashay Xabiibkeena Nabigeena Muxamed CSW Ee Ka Dhacday Degmada Mareergur

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MARERGUR

Photos from Degmada mareergur's post 26/08/2025

MAREERGUR GALGADUUD GALMUDUG SOMALIA

Waxaa Shalay Oo Isniin Ahayd Taariikhduna Ku Beegneed 25-08-2025 Lagu Qabtay Dagmada Mareergur Xalflad Aad U Qiimo Badan Oo Lagu Soo Dhawaynaayo Bishii Aw Dhashay Nabigeena Muxamed CSW

Xafaladaan Waxaa Ka Soo Qaybgalay Gudoomiyaha Degmada Mareergur Abdiaziiz Shariif Ali Iyo Culimada Waawayn Ee Degmada Mareergur

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MARERGUR

21/06/2025

MAREERGUR 21-06-2025

Khudbadii Gudoomiyaha Degmada Mareergur Abdiaziiz Shariif Ali KaJeediyay xarig jarkii Imtixaaka shahaadiga Fasalka Sideedaadka 2024-2025 Ee Ka Dhacay Degmada Mareergur Xarunta Iskoolka Jalaaludiin.

📸 Dayib Abdulkadir Sheikh

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MARERGUR

Photos from Degmada mareergur's post 21/06/2025

MAREERGUR 21-06-2025

Gudoomiyaha Degmada Mareergur Abdiaziiz Shariif Ali Ayaa Daah Furay Imtixaaka Fasalka Sideedasdka 2024-2025 Dawlada Galmudug Kaas Oo Ka Dhacay Xarunta Iskoolka Jalaaludiin Ee Degmada mareergur

GULL DHAMAAN ARDAYDA REER MAREERGUR

10/02/2025

10-02-2025 WARBIXIN XALADA DEGANKA

MAAMULKA DEGMADA MAREERGUR AYAA AMAR KASOO SARAY XAALADA DEEGAANKA KA JIRTA.

Maamulka Degaanka Mareergur Ayaa Ka Hadlay Arimo Lidi ku Ah Amniga Degmada Mareergur Iyo Deganada Ku Xeeran Oo Ey Cabasho Uga Soo Gudbiyeen Bulshada Kudhaqan Degaanka.

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MARERGUR

Photos from Degmada mareergur's post 12/09/2024

MAREERGUR 11-09-2024

GUDOOMIYAHA DEGMADA MAREERGUR Abdiaziiz Shariif Ali AYAA KA QAYBGALAY XAFLADDA XARIG JARKA DHISMAHA CUSUB IYO FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2024-2025 EE ISKOOLKA JALAALUDIIN EE DEGMADA MAREERGUR.

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MAREERGUR.

05/09/2024

MAREERGUR 05-09-2024

Gudoomiyaha Degmada Mareergur Abdiaziiz Shariif Ali Ayaa Ka Qayb Galay Xafladda Furitaanka Iskool Gahayr Primary School Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.

📸 Hon Abdi Mahad Mire Rooble

19/08/2024

MAREERGUR 19-08-2024

Maamulka Degmada mareergur Oo uu Ugu Horeyo Gudoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka Ayaa Gudiga Iyo Macalimiinta Ardayda Iskuulka Gehayr Kala Qeyb Qaatay Dhismaha Iskuulka Oo Ay U Bilaaben Gudiga Iskuulka Iyo Waliba Walidiinta Caruur Taasoo Wax Ka Dhigtaan Iskuulka Waxaan Gudoomiya Degmada Abdiaziiz Shariif Ali Oo Goobta Ka Hadlay Uu Iskuulka Dhismihiisa Ugu Deeqay 10 Kiish Oo Sibir Ah Waxaan Dhaman Madaxdii Iyo Gudigii Iskuulka Gaheyr Ka Codsadeen Dawlada Galmudug Iyo Tan Fadalaalka Iney Kala Qeyb Qataan Dhisamaha Iskuulka Gaheyr Oo Kamid Ah Iskuuladii dowladii Dhexe Ee Somalia Ay Dhistay

17/08/2024

DAAHFURKII SHALAY CIYAARAHA DEGAMADA MAREERGUR.

HALKAAN KA DAAWO.

Call now to connect with business.

Photos from Degmada mareergur's post 17/08/2024

MAREERGUR 17-08-2024

WAXAA SHALAY Degmada mareergur NOOGA FURMAY CIYAARAHA MAREERGUR CUP OO AY KU CIYAARI DOONAAN AFAR KOOXOOD.

WAXAA DAAH FURAY GUDOOMIYAHA DEGMADA MAREERGUR Abdiaziiz Shariif Ali

XAAFIISKA WARFAAFINTA DEGMADA MAREERGUR.

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Dhuusamarreeb