Ururka 242aad gutaada 24aad

Ururka 242aad gutaada 24aad

Share

Ururka 8aad Guutada 24.aad Khaalid Binuwaliid Ciidanka Dhulka XDS 🇸🇴

Photos from Ururka 242aad gutaada 24aad's post 17/10/2024
Photos from Ururka 242aad gutaada 24aad's post 17/10/2024

Ururka 242aad guutada 24aad Khaalid Binuwaliid ee Qeybta21ad Ciidka Dhulka oo howlgalka kasameeyay dhulka howdka ee & .
Howlgalka oo si wanagsan Uga socda bariga Galgaduud ayey ciidanka Xoogga ku guulesteen inay burburiyaan fadhiisamadii kooxda khawaarijta ay ku dhuumaaleysanayeen maalmihii lasoo dhaafay.

Ugu dambeyn Taliye ururka 242aad (fCabdifareey) oo howlgalka kahadlay ayaa jiri K**a haridoonno ilaa ey iska dhiibaan.

18/09/2020

Ra'sul Wasaaraha Cusub ee Somalia oo madaxweynuhu soo magacaabay Mudane Maxamed Xuseen Rooble

25/06/2020

Somalia 26 ki Jun 1960 Goormaan ladnaanayay 26 jun goormaan lulanaye 1 died luulyo laba midoowdee

08/03/2020

Asc asxbteyda Qaaliga ah waan idin salaamay Dhmaantiin Meel walbood joogtaan Amuuraha Galmudug allaha Sahlo

29/02/2020

Alxamdulillaah Galmudug State of Somalia weey guuleesatay horumar wngsn Dib u socod dambe majiridoono insha Allah Qaran nima nadeeqda

10/02/2020

Asc wll sheeg Shimbirkaan Magaciisa?
👍Like hailoobin iyo Share garey👌Jwbta Waa dhankiina✍️

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Main Route
Dhuusamarreeb