Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Share

Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Photos from Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug's post 21/07/2023

Wasiirka Wasaaradda Batroolka & macdanta Dowladda Galmudug Amaal Axmed Abdulle ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhusomareb ku soo dhaweysay wafdi ka socda Hay,ada batroolka Dalka oo uu hugaaminayo Gudoomiyaha Hay,ada batroolka Soomaliya Eng: Abdulkadir Aadan Tubaako.

Ujeedka safarka wafdiga hay,ada batroolka ayaa ah wacyi galinta bulshada Galmudug ee sahminta Batroolka deegaanada Galmudug.

Wasaaradda batroolka & macdanta Dowladda Galmudug oo gudaneysa howlaha shaqo ee loo igmaday ayaa si lixaad leh u fulinaysa hawlaheeda si waafaqsan qorsha hawleedka sahminta batroolka Deeganada Gamudug.

Dhmaad.

22/03/2023

Waasiirka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Dowlada Galmudug Amaal Ahmed Abdulle ayaa hambalyo u dirtay umada Soomaliyeed gaar ahaan reer Galmudug bilshada bisha barakeysan ee ramadaan.

Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Photos from Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug's post 22/12/2022

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka golaha wasiirada Dowlada Galmudug.

Madaxweyne ku xigeeka dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka war bixiyay xil wareejinta xubnaha cusub ee golaha wasiirada iyo kuwii h**e.

Wasiirka Batroolka iyo macdanta Dowlada Galmudug Amaal Axmed Abdulle ayaa ka qeyb gashay shirka golaha wasiirada Dowlada Galmudug.

Ugu danbeyn xubnaha Golaha wasiirada ayaa soo bandhigay warbixino diirada lagu saarayay waxyaabihii qabsoomay, caqabada jira iyo waliba sidoo kale qorshe howleedka sanadka cusub ee 2023.

Photos from Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug's post 21/12/2022

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka qeyb galay munaasabada dhaarinta Golaha cusub ee wasiirada Galmudug oo caawa ka dhacday Xafiiska madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug.

Wasiirka wasaarada Batroolka & macdanta Dowlada Galmudug Amal Axmed Abdule ayaa ka mid aheyd wasiirada la dhaariyay Caawa.

madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug ayaa golaha cusub ee wasiirada Galmudug kula dardaarmay in aay gutaan wajibaadka loo igmaday.

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Dhuusamareeb
Dhuusamarreeb