01/11/2023
Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Galmudug Mudane Daa'uud Cali Caddow oo kormeer Ku tagay Maxkamada Degmada Guricel.
Guricel 01-11-2023 wafdi uu hugaaminayo Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Daa'uud Cali Caddow oo uu wehlioo Gudomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Galgaduud Cabdullahi Maktab iyo Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Galgaduud Cismaan Cali ayaa kormeer Ku tagay Maxkamada Degmada Guricel wax uuna halkaas kulan kula qatay Garsoorka Degmada Taliska Boliska Kormeerkaan ayaa qayb ka ah Kormeer uu ku marayay Gudomiyaha Maxkamada Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug Dhamaan Degmoyinka Dowlad Goboledka Galmudug Taasi oo ay u jedkedu ahayd sidii loo hormarin lahaa Garsoorka Galmudug.
DHAMAAD
31/10/2023
Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Galmudug Mudane Daa'uud Cali Caddow oo manta Kormeray Maxkamadaha Degmayinka Cabudwaaq Xerale iyo Balanbal.
wafdi uu hugaaminayo Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Dowlada Galmudug Mudane Daa'uud Cali Caddow oo uu wehlioo Gudomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Galgaduud Cabdullahi Maktab ayaa Kormeyay Ku tagay Maxkamadaha Degmayinka Cabudwaq Xerale iyo Balaanbal Kormeerkaan ayaa qayb ka ah Kormeer uu ku marayay Gudomiyaha Maxkamada Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug Dhamaan Degmoyinka Dowlad Goboledka Galmudug Taasi oo ay u jedkedu ahayd sidii loo hormarin lahaa Garsoorka Dowlada Galmudug.
DHAMAAD.
30/10/2023
Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Galmudug Mudane Daa'uud Cali Caddow oo Boqasho Ku tagay Maxkamada Degmada Cadaado.
Cadaado 30-10-2023 wafdi uu hugaaminayo Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Daa'uud Cali Caddow oo uu wehlioo Gudomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Galgaduud Cabdullahi Maktab ayaa Boqasho Ku tagay Maxkamada Degmada Cadaado Boqashadaan ayaa qayb ka ah Kormeer uu ku marayay Gudomiyaha Maxkamada Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug Dhamaan Degmoyinka Dowlad Goboledka Galmudug Taasi oo ay u jedkedu ahayd sidii loo hormarin lahaa Garsoorka Galmudug.
DHAMAAD.