Maktabadda Dhuusamareeb
Waa Bogga maktabadda Dhuusamareeb oo ah maktabad dhawaan la furi doono haddii alle idno.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Maktabadda Dhuusamareeb
Maktabadda Dhuusamareeb, Waa Maktabad dhawaan laga furi doono Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, taas oo fursad ballaaran sii doonta, Aqristayaasha, qoraayaasha iyo guud ahaan bahda Qalinleyda si ay kor ugu sii qaadaan aqoontooda.
Maktabadda weli lama hirgalin balse waxaa hadda socoda Dedaal lagu dhisayo dhul weyn oo noqon doona laga dhisi doono xarunta rasmiga ah ee Maktabadda Dhuusamareeb.
Cidkasta ee gacan ka geysan karta waxaa si xushmadi ku jirto looga codsanayaa in ay qeyb ka qaataan, dhismaha iyo qalabeynta Maktabadda Guud ee magaalada dhuusamareeb oo Eebbe idankii noqon doonta Maktabad Casri ah oo si heer sare ah loo qalabeeyay, lana jaanqaada maktabadaha casriga ah ee dunida ka jira.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Dhuusamarreeb
