05/08/2024
AWOOODA DHALINYARADA ??
Maxaaa ka Dhacay Bangladesh π§π©??
Kacdoon ka dhashaya Dhaqdhaqaan dhaliyarda Ardayda jaamacadaha oo diidan musuqmaasuqa Dowlada xilka haysa ayaa Sababy ugu damayn Madaxwaynihii Wadankaas Sh Xasiina in ay iskaga cararto Wadankaaas.
Si la mid ah Bangladesh π§π© Somalia πΈπ΄ waxaa haysata Dhibaatooyin iyo dhaqaale xumo ka dhalatay musuqmaasuq
hadaba Dhalinyarada Soomaaliyeed Ma samayn karaan Waxa ay sameeyeen Dhalinyarada Bangladesh π§π© kuwaas oo u dhabar adaygay Dil , xabsi , Dab , Dhaawac iyo Dhimasho si ay Wadanka uga Xoreeyaan siyaasi aan Dantooda ka shaqaynayn.
jawaabtu waq xagiiina

05/08/2024