Erigavo Public Library

Erigavo Public Library

Share

Maktabadda Dadweynaha Ceerigaabo.

27/12/2025

Diyaar ma tihiin, farxad aqoonsiga awgii guusha labaad ka dhiga ta Maktabaddeenna.

12-duhurnima inoo ballanna.

25/12/2025

Maalinka sabtida diyaar ahaadda. Guushii waxa yar baa ka dhiman.

Tartankii aynu ku bilownay 16 ka library waxa isugusoo hadhay afar library oo keliya, waxa sidaa ku amba baxay 12 library.
Afarta isku soo hadhay oo kala ah
Ururka Akhris-Maal Vs Erigavo Public Library
Burtinle Public Library Vs Maktabadda Dadwaynaha Dhagaxbuur

Tartanka h**e waxa bulshadu u kala codayn doontaa maalinta sabtida inshallah, ka dambena axadda. Nasiib wacan dhammaantiin.

Photos from IQRA BOOKS's post 22/12/2025

Guul kale ayaad soo hooyseen, cid kasta oo codkeeda ku taageertay Maktabadda waa ay mahadsanyihiin.

Koobka iyo guusha ayaa inoo balana.

Photos from IQRA BOOKS's post 12/12/2025

Ugu danbayn, waynu guulaysanay. Dhaaman way mahadsan yihiin reer Ceerigaabo iyo inta kale ee inoo codaysay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Erigavo

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00