08/12/2019
Qoys dhan oo ku nafwayay guriga ay daganayeen oo ku soodumay degmada 31 may ee hargaysa qoyska ayaa ka koobnaa afar qof ciidanka dab demiska qarnka Somaliland ayaa hada ku hawlan sidii maydadka loga soosari laha gobta xigasho ciidanka dab damiska somaliland
03/12/2019
Shiikh cali wajiis ayaa sheegay in cabdi raxmaan cabdi shakuur horay loogu ogaa inuu aflagaadeyo culumida iyo madaxda talada haysa balse uu hada kusoo daray inuu ku jeesjeesondiinta islaamka isagoo is weydiiyey haddii ay arrintaasi ka tahay kursi jecayl
Cabdiraxmaan Cabdishakuur aflagaada culumada iyo madaxada talada haysa waaba lagu ogaaye inuu diinta ku jeesjeeso ma kursi jeceyl ayaa gaarsiiyey?ayuu yiri sh Cali wajiir oo qoraal Soo dhigay bartiisa facebooga
03/12/2019
Habeen wanaagsan saaxiibayaal