Naajuu baby

Naajuu baby

Share

waxaad la heli kartaa buugta caruurta loo akhriyo oo soomaali ah

22/01/2023

Markaad caruurtaada qof uga tagaysid/ Hooyooyinka shaqada aada intaan usii samee.

1.Ilmaha sii dharji
2. Adkaarta kusoo akhri oo uxirsi xir
3. Haduu xafaayad loo xidho mid cusub usii xidh.
3. Haday dhaxan jirto dharka dhaxanta usii Gali
4. Haday kuleel tahay Dhar qaboow oo jilcan u Gali
5.Masaasadaha usii dhaq oo nadiif oga dhig
6. Saliid usii Mari ama cream
Sii dhunko Una sheeg inaad usoo noqonaysid illahyna ku amaanso.

Maxaa ku Dari lahayd
Hooya walba oo meel tagaysa buu quseeyaa,oo ilma yaryar hysata.

Want your business to be the top-listed Government Service in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo