24/07/2024
VastEx waa Shirkad Ku shaqaysa habka mining pool taas oo Soo saarta lacag digital ah oo loo yaqaan VAB,kana mid ah Lacagaha Cryptocurrency ee digitalka ah.
Iska diwangali: https://vab.vastexvab.com/ #/pages/login/register?ic=361689
What's app:https://wa.me/message/5UNIU762OCCRH1
19/02/2024
Ugu danbayn waa lala goostay lacagtii umada laga qaaday
08/01/2024
Hanbalyo hanbalyo shacabka soomaliyed gaar ahaan reer Puntland,
Deni kali ma guulaysan ee shacabka ayaa guulaystay.Alx
03/01/2024
πͺπ¬πͺπ¬πͺπ¬πͺπ¬πͺπ¬πͺπ¬ masar
01/01/2024
Shirkii jabuuti ku dhex maray Saddexda ilma irir-samaale ee
Madaxwayne Dani uu dhaliilay.
Qofka kasta cawo ma ogaaday wixi looga hadlayay iyo ujeedkii laga lahaa?
Ceebtiis ma ahan ee waa caadadiis Bad lagado ama la xaraasho.
01/01/2024
2024 dhaartu nooce noqon doontaa?
06/12/2023
TANAASULKU WAA ASTAAN GEESI LAGU YAQAAN.
Geesi waa kii Bulshadiisa iyo wax garadkiisa utanaasula
Una hogaansama go'aamadooda si looga baaqsado
Khilaaaf sababa khasaaro nafeed iyo mid maalba.
Mudane madaxwayne Waa dadaashay
Runtii Go'aan Geesinimo leh baad Qaadatay oo hadana kharaad badan
KU khasaarimayso in sha Allah.
26/11/2023
Ilma hoolay maxaa dhib haystaπππππ
09/11/2023
=Riyo laguma seexdee.
=Runtaa lagu rafaadaa.
=Ra'yi Keene wacan noqo.
=Ama raace Sharaf badan.
=Role model ha ka dhigan .
=Ruux aad kawacan tahay.
Markasta kafikir meesha aad ku liidato iyo meesha aad ku fiican tahay.
29/03/2023
Daahir calasow sharaftii iyo qadiyadii reer soomaliland ee ku dhisnayd gooni isu taaga buu meel kaga dhacay.
Intuu Calankii Somalia iyo Calankii Soomaliland soo qaatay buu wuxuu iska soo duubay Heestii soomalia ha noolaato.
Maxad ka aaminsantahay adigu?
21/06/2021
-Matahay shaqodoon
-Madoonaysaa ninaad hesho shaqo ku anfacda .
-Ma ku faratay inaad hesho shaqo mushaar fiican leh.
-Ma jeceshahay inaad samaysato dhaqaale badan.
-Ma jeceshay inaad shaqayso qayb kamida waqtigaaga.
-Madoonaysaaa shaqo aad xor u tahay oo aan cidna kugu xisaabinayn.
-Ma jeceshahay inaad hesho dawo heer sare ah.
Hadaba hadii ay jawaabtatu tahay( HAA )mudane and marwo
waxaan kuu haynaa companyga caalamigaa ee Ag nutrition company
Hadaba Naga lasoo xiriir
whatsApp number 0611371755
Transforming people
Health and wealth
Ganacsi Xor ah