Degmada Harfo
bage kaan.waxaan ugu talagalnay dadweynaha d/harfo/ iyo dadka jecel
17/10/2019
Qaybo kamida Koonfurta Dagmada Xarfo Ee Gobolka Mudug Puntland 😘
15/10/2019
Magaalada Garoowe waxaa hada kasoconaya kulan balaaran oo lagu taageerayo Xukuumadda Puntland ee uu hogaamiyo madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni.
Waxaa kaqayb galaya odayaasha dhaqanka ee dhamaan gobolada Puntland, siyaasiyiin, waxgarad, iyo ururada haweenka.
Kulankan dhinaca kale waxaa loogasoo horjeedaa masuuliyiin iyo odayaal dhawaan warbaahinta marinayay hadalo xanafle, kuwaas oo dhaleecayn usoo jeediyay xukuumadda Madaxweyne Deni
Farmajo
10/10/2019
Share Iyo Likepage ka
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo. Waxaa la socda 50 xubnood oo isugu jira wasiiro, xildhibaano, senataro iyo oday dhaqmeed
08/09/2019
Shaki kuma jiro maanta hadii uu dhib dhici lahaa in dhaliisha Dowladda loo jeedinayo aad u xoganaan laheyd laakiinse taa bedelkeeda ay inagu yar tahay in marka tallaabooyinka hormarka leh la qaado aan Alle u mahad celino islamarkaana ku bogaadino Dowladda hormarkaas si ay dhiiri gelin ugu noqoto howlwadeennada iyo hogaamiyeyaasha Hay'adaha Dowliga.
Kani waa Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) ee magaalada Muqdisho oo sanado badan kadib iminka dib u helay xaqa garoomada Caasimadaha Caalamka oo ah in duulimaadyo Caalami ah ay kasoo degaan , xaqaasi oo ay Garoonka iyo dadka Soomaaliyeed waayeen mudadii bur burka .
Guusha muuqata ee Dowladda Soomaaliya ay gaartay ayaa ah in la hormariyey Amniga garoonka diyaaradaha taasi oo abuurtay kalsoonida Duulimaadyada caalamiga ah maanta Dalkeena ku qabaan, suurtagelisayna in shirkadaha diyaaradaha caalamka inagu tartamaan ayadoo tanina ay fursad u tahay dadka Soomaaliyeed oo aan og nahay qiimaha Ticket yada sida uu qaali ugu ahaa ayna ugu adkeyd khadad fudud oo duulimaad in Muwaadinku helo.
Diyaaradaha Caalamiga ee kasoo dega Garoonka diyaaradaha aadan Cadde waxa ay kala yihiin;-
Turkish Airlines
AIR Djibouti
Kenya Airways
Ethiopian Airlines
Qatar Airways
Uganda Airlines
Shaki kuma jiro in tani abuureyso furtado ganacsi, shaqo abuur iyo iney muwaadinka u fududaado safarka, sidoo kalena qiimaha diyaaradaha lagu raaco raqiiso.
Hada Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxa uu shaqeeyaa maalin iyo habeen si la mid ah garoomada Caalamka, waana xaqiiq inta uu sii kordhayo hormarka Dowladnimada in hormarka Garoonka diyaaradahana uu sii kordhayo.
Waxaa iyana mahad celin mudan shirkadaha diyaaradaha muwaadiniinta Soomaaliyeed oo iyaguna dalkan ka shaqeynayey mudadii bur burka iyo hana qaadka geediga Dowladnimada ayagoo mar walba caqabado kala kulmayey dalalka ay dadka u dhoofayeen waloow caqabadaha ugu badan ay dalalka deriska ah kala kulmayeen.
07/09/2019
Puntland 👌
25/08/2019
Waxaan Galabta Degmada xarfo ka dhacayday Xaflada shaacinta musharaxnimadiisa Gudoomiyaha Degmada Xarfo Abdifitah Abdi Hassan waxay aheyd xaflad si heer sare ah looso,agaasimay dhamaan bulshada reer Xarfo waxay isku raacen in shaqsiga degmada xarfo u baahan tahay uu yahay Abdifitax oo ah nin aqoon yahan dhalin yaro ah
10/08/2019
Taageer Aqoonyahan ka Dhalinyarada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Gaalkacyo
