Xero dahab ex_xero dhagaxlay

Xero dahab ex_xero dhagaxlay

Share

Ku soo dhawaw degmada Xero -Dahab ex Xeero Dhagaxle Mudug Galmudug State

03/12/2025

Musharax Golaha Deegaanka Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir Mahad Mohamud Jimcale Mahad dhuub

Nin howl kar ah oo bulshada waxtar u leh waa hubaal inuu wax badan ku soo kordhin doona Dowladnimada insha allah.

Photos from Xero dahab ex_xero dhagaxlay's post 25/10/2023

Gudomiyaha Beeraalayda dagmada Xero-dahab oo hawla shaqo dhanka iskaashiga beeraha U tagay Gawaan

Waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Gudomiyaha dhalinyarada gawaan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Gawaan

Gudomiye Liibaan Siciid Siyaad Ayaa u Mahadcelyey bulshada Gawaan Sida diiran ee aan caadiga ahayn oo ay u soodhaweeyen dhamaantood

Photos from Xero dahab ex_xero dhagaxlay's post 07/10/2023

Muqdisho Somalia- Beesha Abdi Daa,uud,

Xaflad lagu Caleema sarayey Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir ee beesha Ree abdi Da,uud Odow Sacad, ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho Ee Caasimada, somalia

Waxaana ka qeyb gallay odayaasha, beesha Dhalinyarada Ganacsatada, Aqoonyahanka, Haweenka iyo qeybaha Kala duwan ee Beshaan
Gudomiyaba Ururka Dhalinyarada Beesha Jaabir Cabdi Qaloonbi iyo ku xigeenkiisa Mahad Dhuub ayaa ka hadley qorshahoda Hogamineed Ee ururkaan la Caleema saaray islamarkaana ay badal ka qaban donana Hormarinta & isku Xirka Arimaha Beeshan,

Dhaman dadkii ka qeyb gallay ayaa xusey in ay diyaar uyihiin la shaqeynta iyo Garab istaag hoganka Cusub Ee Ururka Beesha Abdi Daa.uud tolkaygow Guul iyo gobanimo isku duubni iyo wada shaqayn idiin rajayna

22/08/2023
22/08/2023

Dhalinyarada Dagmada Xero-Dahab Ayaa Cod Aqlabiyad leh ku doortay Gudomiyaha dhalinyarada Dagmada Xero-Dahab Maantay Oo ay Taariikhdu tahay 22/8/2023

Gudomiye Maxamed Cabdi diiriye oo ah Waaye joog in badan u so shaqeeyey Dagmada Xero-Dahab Si Motada wacnimo ah Ayaa
Maantay loo igmaday Godomiyaha dhalinyarada
Waxaa loo rajaynayaa inuu Wax wayn ka badalo Hawlaha hor tabinta leh ee dhalinyarada Dagmada Xero-Dahab.

Mudane Hormar wacan Iyo Hiigsi Mira dhala

22/06/2023

BBC News Somali Waxay idiin Soo sheegtay In Beel-Waynta Cabdi Daauud Odow Cawareer Sacad siciid ay walaac ka Muujiyeen dhibka dhaqanka ka haysta Walaalahood .
Beel-Waynta Wuqujire Cawareere Sacad siciid 🤫

11/05/2023

Ururka dhalinyarada D.xero-dahab Baaqa Ay Soo Direen wan soo dhawaynayaa
Hadaan Nahay Dowladda Hoose Ee Degmada Xero Dahab Galmudug-Somalia
Maadama ay dhawdahay Mududo Xileedkii 2sano ayna Gaban gabo marayso Barnmijkii Doorashada ee lagu heshiiyey in la qabto 1/8/2023
Bulshada Dagmada Xero-Dahab Gaar ahaan dhalinta aqoonta u leh Nidaamka
Doorasho xasilan oo daah furan waxaan ka codsanaynaa in ay Nagala qayb qaataan
Doorasho ka madaxbanaan musuqmaasuq iyo is hortaag, Xulufaysi
Si loo helo qof awood u leh Hormar Dagmada Xero-Dahab.

Dhaqanka Dagmada Xero-Dahab waxaa loogu baaqaa in ay ka fogaadaan wax kasta oo keeni kara Nidaam xumo Doorasho.

Beelaha walalaha ah ee daga dagmada Xero-Dahab waa in ay isku diyaariyaan ka qayb galka doorasho awooda shacabka ee dagmada ay leeyihiin.

Ugu danbays qofkasta oo danaynaya inuu xil ka qabto dagmada Xero-Dahab
Waa in si asluubaysan uga qayb qaataa Nidaamka Doorasho ee ka madaxbanaan musuqmaasuq.

(F.g)Doorashada waxay u dhacaysaa Nidaamkii lagu heshiiyey ee Qoys tirsiga Dagmada XERO-DAHAB 2sano ka hor .

Wabilaahi Tawfiiq👍 mahadsanid 💯

08/05/2023

Xero-Dahab Dagmo dadkeedi Tashteen,,
Guest House Waa Goob kulansatay coffee, jiif casri ah, Hoolal bilicsan iyo maqaayad laga helayo cunno dhadhan wanagsan leh. Waa Goob xiiso leh oo xusuuus kugu reebaysa, Waxaa kale oo kugu diyaar ah shaqale qibrad uleh shaqada hotelka.

Kusoodhawow Xaruntii dhulbereedka iyo Guest House, cunto macaan ugu kaalay Guest House mudug-somalia.

Mahadsanid Dr Sicid Ali Osoble ( said notayo)

Want your business to be the top-listed Government Service in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Gaalkacyo