Kulankii horumarinta ee kadhacay Degmada Garbaharey 14-01-2024
Kana soo qayb galeen bulshada qaybeheeda kala duwan ee deegaanka. Kulankaas ku soogabagaboobay guul ayadoo bulshad ay ballan qaadeen in ay diyaar uyihiin in ay kaqaybqaataan dhismaha gobalkooda guud ahan gaar ahaanna degmada Garbaharey sidoo kale waxaa siweyn looxoojiyey in Buundooyinka ladhiso.
Gudiga Hormarinta Gedo
Halkani waa pageka rasmiga ah ee gudiga hormarinta Gobolka Gedo
17/01/2024
19/12/2023
Waa mar ay gudiga horumarintav gedo deeq lacageed kaqaybiney degmada baardheere deeqdaas oo kasoogaartay hayadda horumarinta rayidka gedo.
بسمالله الرحمانالرحيم
Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed iskaleh awal iyi aakhirba.
Kani waa page-ka rasmiga ah
Ee Gudiga horumarinta Gobalka Gedo.
Want your business to be the top-listed Government Service in Garbahaarrey?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garbahaarrey
