If you want to Predict the future of a country, Just check the focus of the Nation.
is it on the past or the future.
Ahmed Bashir Musse - Irro
Minister of Public Works, Transport & Housing Puntland
Twitter.com/Honahmedirro
Su’aal Isweydiin Mudan ?
Soomaaliya laga soo bilaabo xukunkii Madaxweyne Aadan Cadde AUN Waxaa soo maray laba madaxweyne oo ciidan ah iyo 5 Madaxweyne Oo aqoon yahan ah, oo mid ka mid ah 2 Goor xukunka qabtay iyo Reysal Wasaarayal aqoon yahanno ah oo fara badan, haddaba Su’ashu waxaye Maxay ku kala duwan yihiin .
1. Madaxdii Ciidanka ahayd oo madaxweyne Mohamed Siyaad u horeyo dalkaan wuxuu garsiyey heer somaliya adunka ka haybadeysto, dhanka Ciidanka , Wax soo saarka, Aqoonta, Horomarinta kabayasha Dhaqalaha.
2. Madaxweyne Abdullahi Yusuf inta uu xukun ka hayey wuxuu ku dadaaley in Dowladdu dib ugu shaqeyso Madaxtoyadii Soomaaliya Burburkii Kadib.
Hadaba madaxda Aqoon yahanka ah Ee .
1. CaliMahdi
2. C/qaasin Salaad
3. Shiikh Shariif
4. Xasan Shiikh
5. Maxamed C/lahi Farmaajo.
6. Xasan shiikh
Iyo Reysal wasarayaal Badan oo aqoon yahanno ah.
Maxay dalka iyo dadkaba ee soomaliyeed ku soo kordhiyeen?
Maxaan ka baran karnaa Madaxdaxda Ciidanka iyo Madaxdda Aqoon yahanka ah?
(Aragtidaada ka dhiibo)
Qorre: Axmed bashiir cirro
07/11/2022
Waxaan magaaladda Muqdishu shir kula qaadnay Guddiga Duulista Hawadda Dawladda Soomaaliya.
25/10/2022
Waxaan maanta kormeer ku sameeyey Xafiisyadda Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug..
21/10/2022
Garacad port Himiladdi, Riyadda ku bilabatay, hadana rumowdey, waxay qayab ka qadaneysa, Horamarinta kabayaasha dhaqalaha, Puntland, waxay Ummadda Somaliyeed bareysaa in soomaali wax qabsankarto, hadii quluubta, Xooga iyo Caqliga lamideeyo wax kasto waa la qabsan karaa, hadii somali caqliga ka shaqeysiiso.
1.Dekedda Garacad, waa iskutashigii ugu Weynaa ee reer puntland sameyaan, hadana guleystay.
2. Waddda Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo oo ah himiladda labaad, waa in laga miradhaliyo.
3. Wadda Garacad, Galkacyo, Golgob oo muhim u ah isku xirka ganacsiga, Puntland iyo ethiopia, ayaa noqoneysa, qorshe u bahan in laga miradhaliyo, si ay u sahlanaato, ka faa’ideysiga Dekedda.
4. Waxaa hadda meel wanagsan mareysaa qorshaha, Balaarinta , Dekedda Boosaaso, sanad ka cusub bilabanaya.
5. Puntland waxay cagta saartay Wadda Horamarinta kabayasha dhaqalaha.

&Puntland waxay cagta saartay Wadda Horamarinta kabayasha dhaqalaha..
Waxaan kormeer ku tagey dhismaha wadadda Ceel-Daahir - Ceerigaabo oo weli uu socdo dhismaheedu.
Waxaan dhagax-dhigay Mashruuca Waddada Lafa-Gorayo oo muhiim u ah isu socodka Gaadiidka Gobolka Gardafuu iyo Gobollada kale dalka.
Dalkeena aanu dhisano
05/10/2022
Waxaan maanta kormeer ku tagay dhismaha waddadda Ceel-Daahir - Ceerigaabo oo weli uu socdo dhismaheedu, si aanu wax uga oggaano shaqooyinka la qabtay halkaas oo aan warbixin uga dhageystay Injineeradda iyo Hawl-wadeenada gacanta ku haya dhismaha waddada.
Shaqada waddada Ceel-daahir - Ceerigaabo ayaa mareysa meel wanaagsan, waxaan ugu baaqayaa guud ahaan dadweynaha inay ka qeyb-qaatan dhammeystirka waddada.
05/10/2022
Waxaan kormeer ku tagay xafiisyadda Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta DPL ee Gobolka Bari gaar ahaan magaaladda Boosaaso, halkaas oo aan warbixin uga dhageystay Hawl-wadeenada xafiisyadda Wasaaradda.
05/10/2022
Waxaan si rasmi ah u dhagax-dhigay Bilowga Mashruuca Waddadda Lafa-Gorayo oo muhiim u ah isu socodka Gaadiidka Gobolka Gardafuu, waxaana igu wehlinahey masuuliyiin kale oo isugu jirta Dawladda, Isimo, Nabadoono, Dhallinyaro, iyo qaybaha kale ee Bulshadda Gobolka Gardafuu.
Dhismaha waddada Lafa-goray waxay muhiim u tahay horumarka Gobolka iyo isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha.
05/10/2022
Waxaan kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Degmadda Baargaal ee Gobolka Gardafuu, waxaanu ka dhageysanay baahiyaha dadka degaanka iyo sidii Degmadda Baargaal u heli lahyd mashaariic Horumarineed oo ay ka mid yihiin Waddooyin iyo Hagaajinta Bilicdda magaallada iyo Qorshaha Horumarinta magaadda Town Plan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garoowe