19/03/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan shacabka reer Puntland iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed.
Munaasabadda qiimaha leh ee Ciidul Fidriga waxay ku soo beegantay xilli adag oo ay dalkeenna ka jiraan abaaro baahsan, kuwaas oo si weyn u saameeyey nolosha dadka iyo duunyada. Sidaa awgeed, waa in aynu isu naxariisanno, gacmahana is qabsanno, oo aan kaalin muuqata ka qaadanno gargaaridda walaalaheenna tabaaleysanโha noqoto sadaqo, zakaa, biyo dhaamin, ama taageero kasta oo suurtagal ah.
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suubban ee aan soo gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค.
09/02/2026
๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฒ๐จโ Waxaa saaka booqasho iyo ๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐๐๐๐ ugu tagnay ๐ฟ๐๐๐๐๐
๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐ช๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐ oo ka mid ah ๐ข๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
04/02/2026
๐๐ฎ๐ฟ๐ผ๐ผ๐๐ฒ: Sharaf wayn bay ii ahayd inaan maanta Caasimadda Puntland ku soo dhaweeeyno Xurmadle ๐๐จ๐ก๐๐๐ฃ ๐ฝ๐๐จ๐๐๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐๐ฃ ๐พ๐๐๐๐ช๐ก๐ก๐ ๐๐จ๐ก๐๐๐ฃ ๐๐๐๐ง๐๐ญ.
20/01/2026
๐๏ธ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๏ธ
Waxaan ugu baaqayaa ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐ฑ๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฑ ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ in si degdeg ah ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐๐, lana ๐๐๐๐๐๐๐๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐ ๐ฐ๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก ee aan waxba galabsan.
Waxaan ๐ญ๐๐๐ฌ๐ข ๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ง๐ฒ๐จ ๐ฅ๐๐ก u dirayaa ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ค๐ฎ ๐ง๐๐ ๐ฐ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐๐๐๐๐๐ง, halka aan Alle uga baryayo ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐๐ฐ๐๐๐๐ง๐ญ๐๐ฒ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ก.
Sidoo kale, waxaan ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐, gaar ahaan ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐, ka Filayaa ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ก ๐ฐ๐๐ฑ ๐ฎ๐ ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐๐๐๐๐๐ง, isla markaana xaqiijiyaan ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ค๐.
Ugu dambayn, waxaan ๐จ๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐, ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐, ๐ก๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐๐ญ๐ ๐ฅ๐๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ซ๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ka codsanayaa ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ฆ๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐ง ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐๐๐ง, isla markaana ka shaqeeyaan ๐ฑ๐๐ฅ ๐ฐ๐๐๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐๐๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐๐๐๐จ.
๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฌ๐๐ค๐ก๐ข๐ซ๐จ.
19/01/2026
Garowe | 19 Janaayo 2026: Waxaan maanta ka qayb galay kulankii ๐๐ช๐๐๐๐๐ ๐๐ช๐ง๐ข๐๐๐ ๐ ๐ผ๐๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ ๐๐ค๐ก๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ก๐ก๐๐๐ ๐๐ช๐ฃ๐ฉ๐ก๐๐ฃ๐ iyo ๐๐ช๐๐๐๐๐ ๐๐ช๐ง๐ข๐๐๐ ๐ ๐ผ๐๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ ๐๐ช๐ ๐ช๐ช๐ข๐๐๐๐ ๐๐ช๐ฃ๐ฉ๐ก๐๐ฃ๐.
Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in Golaha Wakiillada Puntland uu helo ๐๐๐ง๐๐๐ญ๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐๐๐ฉ๐ ๐๐ ๐๐ ๐ญ๐๐๐ก๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ช๐ฃ๐ฉ๐ก๐๐ฃ๐, xogaha laga ururiyey deegaanada, taakulaynta la gaarsiiyey dadka iyo duunyada, qorshayaasha iyo hawlgallada hadda socda iyo caqabadaha jira. Sidoo kale, waxaan ka wada hadalnay sidii loo mideyn lahaa dadaallada loona dardargelin lahaa gurmadka, gaar ahaan dadka reer guuraaga ah ee abaartu si weyn u saameysay.
Ugu dambayn, waxaan ugu baaqayaa ๐๐ช๐ก๐จ๐๐-๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐ฉ๐ ๐ง๐๐๐ง ๐๐ช๐ฃ๐ฉ๐ก๐๐ฃ๐ in si mideysan loo wajaho xaaladda adag ee abaartu ku hayso dadkeenna, Waxaa lagama maarmaan ah in ๐๐ค๐ค๐๐๐ ๐ก๐ ๐๐จ๐ช๐๐ช ๐๐๐๐ฎ๐ค, ๐ก๐๐ฃ๐ ๐ฌ๐๐๐ ๐จ๐๐๐ฆ๐๐๐ฎ๐ค,si gargaar degdeg ah loo gaarsiiyo dadka iyo duunyada abaartu saameysay.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-