Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office

Share

Puntland Attorney General Office

Photos from Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office's post 12/02/2026

Xeer-ilaaliyaha Gobolka Nugaal C/fataax Cismaan Aaden oo uu wehliyo taliye ku xigeenka Qaybta booliska G/Nugaal, ayaa maanta meel fagaare ah ku burburiyey mukhaadaraad isugu jira khamri iyo xashiishad, kuwaas oo lagu soo qabtay hawlaglo amni.

eedaysanayaashii lagu soo qabtayna sharciga ayaa la horgayn doonaa sida ugu dhakhsaha badan.

Photos from Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office's post 31/12/2025

Garoowe 31-12-2025 Xeer ilaaliyaha Gobolka Nugaal ayaa kormeer shaqo ku tagay Qayb kamida saldhigyada magaalada Garoowe wuxuuna u kuurgalay shaqada saldhigayada iyo maxabiista ku xiran.

wuxuuna Xeerilaalliyuhu bogaadiyey Shaqada hufan ee ka socota saldhigyada iyo habdhaqanka wangsan ee ciidanka Wuxuuna kula dardaarmay ilaalina xuquuqda maxaabiista.

29/11/2025

Garoowe 29-Nov -2025 Taliyaha hoggaanka ciidanka Dambi baarista CID-da DPL iyo xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal,ayaa garoonka diyaaradaha Garoowe Booliska Interpol kala wareegay eedeysano lacag ka dhacay mid ka mid ah shirkadaha Puntland ka shaqeeya.

Photos from Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office's post 29/11/2025

Sawirada Xeer-ilaaliyaha Gobolka Nugaal C/fataax Cismaan Aadan oo booliska interpol kala wareegay eedaysane Axmed Aadan Cilmi

26/11/2025

Hadal Jeedinta:Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Puntland, Cabdiqani Diiriye Cawl, ayaa ka hadlay Shirweynaha 1-aad ee Horumarinta Caddaalladda Puntland-2025.

20/11/2025

Gaalkacyo 20-Nov-2025

Eeda Xafiiska xeer-ilaalinta Gobolka Mudug ee Garmaqalkii marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdalle oo ay ka hor oogtay Xeer-ilaaliyaha Gobolka Mudug Muxubo Faysal Axmed Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug

Photos from Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office's post 19/11/2025

GAROOWE:- 19-Nov-2025 Xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal, Cabdifataax Cismaan Aadan ayaa ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Dhexe ee degmada Garoowe.

isagoo u kuurgelayay xaaladda maxaabiista ku xiran saldhigga iyo sida loo dardar-gelinayo shaqada iyo gaarsiinta cadaaladda.

Photos from Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office's post 18/11/2025

Garoowe 18-Nov-2025 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlada Puntland Axmed Maxamed yuusuf ( Taaraan) ayaa kulan la qaatay xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal ,taliye ku-xigeenka qaybta boliska Nugaal , Taliyayaasha saldhgyada Garoowe iyo xoghayaha dawlada hoose garowe.

Kulankaas oo ka dhacay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha goblka Nugaal. Waxa looga hadlay wada shaqaynta Xeer-ilaalinta iyo booliiska, dardar gelinta shaqada iyo xalinta caqabadaha ka jira xaga maxaabiista saldhigyada ku xiran.

18/11/2025

Garoowe -18-Nov-2025 Xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal Cabdifitaax Cusmaan Aadan oo ka hadlay kulnka Booliska iyo Xeer ilaalinta Dowlada Puntland

18/11/2025

Garoowe: 17- November-2025: Maxkamadda sare ee dawladda Puntland ayaa ayaa go'aan ka soo saartay Racfaanka uu soo qaatay xukmane Axmed Deeq Cabdi Muuse oo ku eedaysan inuu kufsi u gaystay dhibanad Xaawo Cabdisalaan Maxamed.

16/11/2025

Garoowe -16-Nov-2025 Maxkamadda Sare ee dawladda Puntland ayaa diiday Racfaanka uu soo qaatay xukmane Maxamed Maxamuud Sabeeye oo ku eedaysan kufsiga Ayaan Daahir Cabdi.

Photos from Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office's post 12/11/2025

Garoowe-12-NOv-2025: Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlada Puntland Axmed Maxamed Yuusuf ( Taaraan) Ayaa tababar u furay Saraakiisha cusub qaybtii Sharciga baratay, kuwaas oo soo dhamaystay Tababarkii Ciidanka loona qaatay Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida.

Tababarka oo soconaya mudo 3 bari ah
Xeer-ilaaliyaha ayaa u qaybiyay dhamaan Xeerarkii iyo buugtii ay u baahnaayeen Saraakiisha cusub, sida Xeerarka kala ah

1: Xeerka la dagaalanka argagixisada
2: Xeerka Kufsiga
3: Xeerka ka hortagga daabulka iyo ka ganacsiga dadka
4: Xeerka Ciqaabta

Want your business to be the top-listed Government Service in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Street One/behind The Central Bank Of Puntland
Garoowe