Laanta tarafikada gobolka nugaal
laanta tarafikada gobolka nugaal wixii warbixino iyo cabashooyin ah waad na so waydiin kartaaan bulshada dhamaaan
Hawlgal ka dhan gadiidka sharci darada ku socda magaalada garowe oo ay iska kashanayeen ciidanka dawlada hoose ee degmada iyo ciidanka taraafikada
Shirkaan waxa hogaaminayey taliyaha qaybta guud ee nabadgalyada wadooyinka puntland G/sare cabdifatax siciid salebaan (afrikaan) taliyaha laanta nabadgalyada wadooyinka gobolka nugaal maxamed sanwayne cismaan (qare )
Wargelin
Soo dhowaada dhamman shacabka sharafta leh pageka rasmiga ah ee ciidanka taraafikada puntland
02/04/2021
Hadaan nahay ciidanka nabadgalyada wadooyinka had iyo jeer waa u heelanahay in ka hortagno kana dabatagno shilalka noocan oo kale ah si aysan uga dhicin gayiga puntland
11/03/2021
Howl aaan sugaynay muddo badan
Click here to claim your Sponsored Listing.
