Korontada Bosaso oo lagu sameeyey qiima-dhimis balaadhan.
Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland, Government Organization, Garowe.
Puntland Energy development Agency (PEDA) is the Puntland government agency
responsible for all aspects of the Energy sector, including the responsibilities of electricity regulations, issuing licenses and incentives for domestic and foreign
investments.
Maareeyaha wakaalada Korontada Puntland Maxamed Abshir Muuse oo ka hadlay qiimaha korontada ee Boosaaso ee la jebiyay โ
Iyo dadaaladii ay galisay dowladu in koronto jaban ay hesho magaalda bosaaso.
Gudiga Gaarka ah ee Golaha Wakiiladda puntland ee loo xilsaarey arrimaha korontadda iyo biyaha ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wasaaradda Tamarta Macdan iyo biyaha ee dawladda puntland.
06/11/2025
Garoowe, 28 Oktoobar 2025 โ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ee loo xilsaaray ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐, ๐๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
Guddigaan oo ka kooban Afar Madax Guddi oo kala ah ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฒ๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก, ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐, ๐๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐, ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐, ๐๐ง๐ฌ๐ก๐๐ฑ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐.
Iyo ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐, ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐, ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ & ๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐.
Kulanka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland iyo Agaasime yaal ka tirsan Wasaaradda.
Ugu horayn Wasiirka Wasaarada iyo Maareeyaha Wakaaladda ayaa warbixin ka siiyey guddiga halka ay marayaan howlaha lagu horumarinayo Korontada Puntland iyo shaqooyinka kale ee Wasaaradu gacanta ku hayso.
Intii uu socday kulanka, waxaa Wasiirka iyo masuuliyiinta kale si qoto dheer su'aalo looga weydiiyay ,๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐, ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐๐ ๐๐ง ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐จ ๐ญ๐๐ฒ๐จ ๐ฅ๐๐ก, ๐๐๐๐ซ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ iyo Biyaha ee ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐
Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in xal dhab ah loo helo cabashooyinka badan ee shacabka ay ka muujiyeen arrimaha la xiriira korontada iyo biyaha, iyadoo Golaha Wakiilladu ka goโan tahay la xisaabtanka hayโadaha adeegga iyo kor u qaadista tayada adeegyada muhiimka u ah bulshada.
Ugu dambayn, xildhibannada ayaa Waasaaradda kula dar-daarmay diyaarinta Xeerarka muhiimka u ah shaqada Wasaaradda si horumar loogu gaaro adeegyada Wasaaraddu u hayso shacabka Puntland.
DHAMMAAD โ
Wixii faah-faahin ah kala xiriir:
Xafiiska Wakaaladda hormarinta tamarta puntland
20/07/2025
Garowe: July 19, 2025: Maareeyaha Wakaalada Horumarinta tamarta Puntland maxamed abshir muuse oo uu weheliyo mareeye ku xigeenka wakaalada , ayaa la kulmay shirkadaha keena gaaska cuntada lagu karsado , kulanka oo sido kale looga hadlay canshuur-dhaafka gaaska cuntada.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimaha sare ee gaaska iyo agabka cuntada, iyada oo laga dooday sida qiimo-dhimis loogu sameyn karo canshuurta saaran.
Mareeye Maxamed ayaa dul-istaagay muhiimadda ay leedahay in dib loo eego nidaamka canshuuraha, isagoo yiri: โWaa in si dhab ah loo dul istaago canshuuraha guud ee kastamyada iyo dekedaha, qiimaha suuqyada dibadda, saameynta transportation-ka, qalabka loo adeegsado haamaha gaaska, iyo sidii wacyigelin ballaaran loo gaarsiin lahaa bulshada maadaama ay cabasho badan ka muujiyeen qiimaha gaaska.โ
Kulanka ayaa ku soo dhamaaday si wanaagsan iyadoo mareeyuhu uu faray shirkadaha bixiyaha adeega gaaska cuntada lagu karsado in si hufan loogu adeego bulshada ku nool puntland.
-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORMARINTA TAMARTA PUNTLAND.
https://t.me/puntlandenergy
07/08/2024
Shirka samaynta iskaashatada shirkadaha gas ka LPG ga ka ganacsada ee ka hawl-gala Puntland.
Shir 3-bari Socday oo ka qabsoomay Xarunta Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland Ayaa waxaa lagu aasaasay iskashatada shirkadaha gas ka LPG-ga ka ganacsada,
Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland oo uu ugu horeeyo Maareeyaha Wakaaladda Mohamed Abshir Muuse ayaa lagu doortay gudoomiyaha iyo kuxigeenada iskaashatada waxaana lagu sameeyey xeer hoosaadka iskaashatada.
Ujeedooyinka iskaashatada loo asaasay:
1. In la fududeeyo Wada shaqaynta shirkadaha Bixiya Adeega Gaska ee Wax lagu karsado iyo dawladda.
2. In la sameeyo istaraatiijiyad lagu hormarinaayo adeeg Gaska ee wax lagu karsado.
3. Sidii qiimaha Gas ka waxlagu karsado looga dhigi lahaa mid jaban oo ku baahda dhamaan deeganada Puntland.
4. Xal uhelida Caqabadaha ku xeeran adeeg-bixinta Gaska wax lagu karsado .
DHAMAAD.
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORMARINTA TAMARTA PUNTLAND
https://t.me/puntlandenergy
09/06/2024
Garoowe jun 09, 2024 Gudiga Howlaha Guud, Gaadiidka , ganacsiga iyo kaabayaasha dhaqaalaha oo kormeer maanta ku yimid Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland iyaga oo ku guda jira Hawlahooda shaqo.
Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Tamarta Puntland Maxamed Abshir Muuse Ayaa siiyey war bixin guud oo ku saabsan shaqooyinka ay wakaaladu u hayso Dadweynaha Reer Puntland.
DHAMAAD.
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORMARINTA TAMARTA PUNTLAND
https://t.me/puntlandenergy
08/06/2024
Maantay oo taarikhdu tahay 7th June 2024 , xuska Malinta World LPG Day oo laga xuso dhamaan aduunka daafahiisa , maadaama wax tar weyn uleedahay isticmaalka gaaska loo isticmaalo Tamarta nadiifka ah ee oo adeegsado Cunto karinta, wershedeynta iyo Gaadiidka.
Wada tashi dheer oo dhex maray shirkadaha bixiya gaas , Wasaaradda Tamarta iyo Wakaalada Horomarinta Tamarta , guud ahaan waxaa si wada jir ah loo bogaadiyay xuska maalinta World LPG day , muhiimada ay aduunka u leedahay , sidoo kale dowladu waxay bogaadisay shirkadaha ka ganacsada Gaaska loo isticmaalo Cuntada iyo guud ahaan waxyaalaha la mid ka ah , taas oo lagaga maarmayo gubistii dhirta , oo wax yeelo weyn ku ahayd xaalufinta deegaanka, arintaas oo saameyn togan ku yeelatay isbedelka cimilada aduunka, si loo yareeyo sameynta togan ee deegaanka ku imaan karta , waxay dowladu diyaar u tahay in ay taageerto shirkadaha ka shaqeeya Tamarta nadiifka ah ee Gaaska , si loo xaqiijiyo in shacabkuna u helaan Gaas joogto ah , isla mar ahaantaana leh qiime ay iibsan karaan dhamaan shacabka reer Puntland.
DHAMAAD.
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORMARINTA TAMARTA PUNTLAND
https://t.me/puntlandenergy
04/05/2024
Mareeyaha Guud Ee Wakaaladda Hormarinta Tamarta Puntland mudane Mohamed Abshir Muuse iyo wefti kasocda Wasaraada Tamarta, macdan, biyaha ee dawladda puntland ayaa dhagax dhigey dhisme cadceed laga hirgalin doono kalabayr, Shaxda, Daarasalaam, iyo Garsoor.
DHAMAAD.
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORMARINTA TAMARTA PUNTLAND
https://t.me/puntlandenergy
Hadal Jeedinta : Mudane Maxamed Abshir Muuse Maareeyaha Guud Ee Wakaaladda Hormarinta Tamarta Puntland oo ka hadlay Shirka Wadashiga Dawladda iyo Shirkadaha Bixiya Adeega Korontada.
04/05/2024
GAROOWE- Wakaaladda Hormarinta Tamarta Iyo Wasaaradda Maaliyada Dowaladda Puntland oo kulan wada tashi yo dardar galinta dakhliga la Qaatey madaxda shirkada bixiya Tamarta korontada puntland.
Shirkan waxa kasoo qeyb galey wasiir ku-xigeenka Dakhliga Wasaradda maaliyadda, agaasimaha guud ee wasaarada maaliyadda, agaasime guud ku- xigeenka dakhliga, Wasaaradda Korontada, biyaha iyo macdanta, iyo shirkadaha bixiya adeega korontada puntland.
Maareeyaha guud ee wakaalada hormaringa korontada puntland mudane maxamed abshir muuse oo faahfaahin ka bixiyey ujeedada shirka ayaa sheegay inuu ku saabsan yahay iskaashi dhexmara hay'adaha dowlada iyo shirkaxa bixiya adeega korontaxa oo uu sheegay in midba kan kale u baahan yahay sidii uu gacan uga heli lahaa.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha, Korontada iyo Macdanta Mudane Saciid Salaad ayaa sheegay inay wasaaradu diyaarisay siyaasadii lagu maamuli lahaa korontada Puntland dhawaana ay Soo bandhigi doonaan, wasiirka ayaa tilmaamay inay Dawladu Ku mashquulsan tahay sidii loo hormarin lahaa adeega korontada Puntland, loona gaarsiin lahaa guud ahaan degaanada Puntland iyadoo laga faaidaysanaayo wax yaabaha dabiiciga ee korontada laga dhaliyo oo ay kamid yihiin qoraxda iyo dabaysha si uu Wadanku u helo koronto jaban Oo soo jiidata maalgashiga ganacsiga iyo warshadaha.
Wasiir Ku-xigeenka dakhliga Wasaarada Maaliyada Mudane Axmed Bulxan, ayaa isagu tilmaamay inay korontadu tahay hal-bowlaha nolosha ayna waajib tahay inay Dawladu masuuliyad dheeri ah iska saarto sidii loo taageeri lahaa, isagoo dhanka kalena sheegay inay shirkadaha ganacsigana ay waajib dastuuri ah Ku tahay inay bixiyaan Cashuuraha Ku waajibay, wuxuuna ugu baaqay inay si masuuliyadi ku dheehan tahay u bixiyaan Cashuuraha ku waajibay sida cashuurta adeega raacda(GST) iyo Cashuurta mushaarka shaqaalaha.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa dhankiisa uga mahadceliyey wakaalada horumarinta korontada oo Soo abaabushay shirkan, wuxuuna sheegay inay gaabis tahay bixinta cashuurta shirkadaha bixiya adeega korontada wixii hada ka danbeeyana xooga la saaro, sidoo kale wuxuu sheegay inay Dawladu diyaar u tahay garab istaaga shirkadahan oo adeeg muhiim ah u haya bulshada, ayna iminka wadada kusoo jiraan mashaariic muhiim ah Oo lagu taageeraayo adeega korontada Puntland.
Agaasime Ku-xigeenka dakhliga Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa ugu dambayn ka codsaday shirkadaha bixiya korontada inay masuuliyad dheeri ah iska saaraan cashuur bixinta, isagoo tilmaamay shirkadii aan bixin cashuurta in laga hor istaagi doono taageerada Dawlada, hayโadaha Caalamiga iyo Cashuur dhaafyada kala duwan.
Ugu dambayn Wasaarada Maaliyada ayaa shirkadaha korontada usoo bandhigtay nidaamka ay u maraayaan bixinta cashuurta iyo Cashuuraha ku waajibay shirkadahan.
DHAMAAD.
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORMARINTA TAMARTA PUNTLAND.
https://t.me/puntlandenergy
Mudane mohamed Abshir muuse Maareeyaha Guud Ee Wakaaladda hormarinta Tamarta Dowladda Puntland " Waxbadan ayey Degmada Qardha U Tareysaa Lacagahaan bulshada Laga Soo aruuriyey ".
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe
