Dawladda Somaalia Oo go,aamo soo saartay.
1:Dawladda Soomaaliya ayaa mamnuucday in xeyndaabka Garoonka Muqdisho, hub lala galo gabi ahaanba, xili ay Safiirada Reer Galbeedka maalin kahor badankood kabaxeen Muqdisho, ayna gaareen Kenya
2:in dawladdu duqeymo hawada ah ku qaadayso goobaha ay gobalka Shabeelaha Dhexe, kasoo galeen kooxaha Argaixiso, dadweynaha ayuu ugu baaqay in ay ka durkaan.
Hon Sharmake Saleban
halkani was barta Rasmiga ah ee Mudane sharmaake saleebaan qaylaweyne.
18/10/2024
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi jaajucuun alle Haw naxriisto Mujaahid Yax-ye Suwaar.
Wuxuu ahaa indhaha Islaamka midkamida Oo Dhacaday.
11/10/2024
11/10/2024
Taliyaha xasilinta Gobolka Cayn G/sare Jaamac Maxamed Deer (Jaamac Faray) Ayaa.madaxwsyne kuxigeenka Ssc-Khaatumo Udalacasiiyay G/sare
Wuxuuna kumutaysatya Shaqo Wanaag Iyo Fir Fircooni
hanbalayo G/sare Jaamac Faray.
10/07/2024
Baarlamaanka Dalka Pakistan ayaa meel mariyey xeer Nin kasta oo Pakistani ah ku waajibinaya inuu 2 Xaas guursado! Ayagoo ku an-dacoodey in Dumar badan Rag la aani hayso.
14/05/2024
Talladaan la rogrogin waa lagu rafaadaa.
Waxaan cambaaraynayaa in Madaxda Dowladda dhexe aysan Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ku casuumin shirka Golaha Wadatashiga Qaran, shacabka SSC-Khaatumana la duudsiiyo matalaadoodii dastuuriga ahayd.
Madaxda Dowladda Dhexe waxaan ugu baaqayaa inay ilaaliso Midnimada iyo wada jirka Umadda Soomaaliyeed, Cid walbana Xuquuqdeeda ka hesho.
Waxaa iyana Nasiib darro ah in Hogaanka SSC-Khaatumo ku guuldaraystay jiheynta Siyaasad isla-ogol ah oo ka mira dhalisa himilada shacabka SSC-Khaatumo,
Hogaamiyaha waxaa uu marar badan ku katsoomay siyaasad ma dhaleys ah, oo ay majaraha u hayaan danlay siyaasadeed, oo aan aragti fog laheyn.
Aqoonsiga SSC-Khaatumo waxaa uu ka unkamaa wadajirka SSC-Khaatumo, waxaana dhig iyo udub u ah Maamulka iyo Shacab Weynaha Puntland, iyo intii shallay dhiig iyo dhaqaale u shubtay halgankii xoreynta Laascaanood.
Inta wajiga laga dadbayo Garoowe, Xamarna sida Hogaamiye Firdhiye garoonka ka sheegay maanta, uu si muxibaysan u xasuusinayo in “Laascaanood dhul Soomaaliyed tahay, dad Soomaaliyeedna joogaan” waxaa ay u egtahay in aan sida ay ahayd looga mira dhallin doonin himiladii 700 wiil u geeriyoodeen.
Ugu dambayntii, Bulshada SSC-Khaatumo, gudo iyo dibed-ba waxaan ugu baaqayaa Midnimo iyo wada jir, xaalad kasta oo adagna waxaa lagaga gudbi karaa isku tashi iyo talo Wadaag.
SSC-Khaatumo Guul
Hon. Mohamed Keyse
05/05/2024
Maxaad samayn lahayd hadaad labada nin maadka mida tahay.
03/05/2024
Maxaad samayn lahayd hadaad messenge aad aragto 😃😃
03/05/2024
Waa burburka Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo xalay ku dhacday Meel 2KM u jirta Magaalada kal-cad ee Degmada Taleex Gobolka Sool Tani ayaa muujinaysa khatara bariga dhexe ka-soofool leh oo saamayn balaadhan aduunka ku keenaysa waxa ay xidhiidh laleedahay Dagaalada ka-socda bariga dhexe..
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Xaaji Ali
Garowe
