17/10/2017
; This isn't a DAY of recrimination nor petty politicking, it's a DAY to hold hands and UNITE to support the victims of the terrorist attack in .
; Maanta oo kale maaha in la iskala saaro ama la is siyaasadeeyo, waa maalin Gacmaha la is qabsado oo loo baahan yahay in loo midoobo sidii loo taageeri lahaa dadka dhibaatadu kasoo gaartey Weerarka Argagixiso ee lagu qaadey Magaalada .
