United Puntland People

United Puntland People

Share

Wa xisbi ay ku mideysanyihin dadka Puntland

29/04/2026
05/11/2025
05/11/2025

Tirinta Codadka ee socota natiijada hordhaca ah ee kasoo baxaysa,waxay muujinaysaa in Faatax horeeyo.

Fursada ugu weyn ee uu filayo Faatax,waa in Codadka dadka isbadal doonka ah ee musharaxiintoodu hareen ay soo adaaan dhankiisa.

Waraaqda waxaa ku qoran marka aad codaynayso musharaxa koowaad iyo kan Labaad iyo kan Sadexaad ee aad codkaaga siinaysid.

Waxaana saas loo sameeyay hadii doorashada 51/% kiiba wareega koowaad cidi heli waydo in gadaal loogu laabto waraaqihii laguna kala saaro Labada musharax ee wareegii koowaad ugu codka badnaa

Guul baan urajaynayaa.

JQ.

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Central Garowe
Garowe