Maamulaha Dugsiga Imaamu Nawawi ayaa bogaadiyey qoraa Hibaaq Cali Ismaaciil oo ah qoraa da'yar.
Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي
Waa Degelka Rasmiga ah ee Hoyga Aqoonta Dugsiga sare ee Imamu Al-Nawawi Garowe.
21/12/2025
:-Buugga Dardaaranka Dareemada Dahsoon oo ay qortay Hibaaq Cali Ismaaciil oo ah gabar da'yar oo ah fasalka 9aad ee dugsiga Sheikh xaamid ayaa gaaray Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe.
16/12/2025
:-Dugsiga Imaamu Nawawi-Garowe oo maanta usoo gabagaboobay imtixaanka kalka h**e (Mid term-ka),waxaana kormeer ku tagay Guddooomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamuud Maxamed Siciid Caynsane iyo Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Nugaal Daahir Khaliif Siciid.
06/12/2025
:- Ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي
ayaa Maanta U fariistay Examka Kalka H**e (Mid Term)
Maxaad ka taqaan agabka hidaha iyo dhaqanka.
Ardayda Nawaawi ayaa soo bandhigay riwaayad ay uga hadlayaan dhaqanka
Arday ku cabiray sugaan dhaqanka iyo sooyaalka Soomaalidu leedahay
Ardayda oo soo bandhigay heesa looqaado Kabadda
Ardayda Nawaawi ayaa soo bandhigay heesta lulidda Caanaha
Guddoomiyaha Ururka Ardayda Nawaawi ayaa faah-faahin ka bixiyay hal-abuurka cusub ee ardaydu soo bandhigeen
Ardayda Dugsiga Nawaawi ayaa soo bandhigay barnaamij la xiiira barashada Sooyaalka dhaqanka Soomaaliga,ayadoo ay ardaydu dhiseen aqal Soomaali
20/11/2025
:-Ardayda Dugsiga Nawaawi-Garowe oo maanta Soo bandhigay Qaar kamid ah dhaqanka Sooyaalka ah Ee aan leenahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Address
Garowe
