08/12/2025
Puntland book fair.
Passionate of Yuoth Empowerment | Climate Change Advocate | Life Coach | Facilitator at ActionAid.
08/12/2025
Puntland book fair.
17/11/2025
Mahadnaq kooban
Waxan u mahadnaqaya dhamaanba dhalinyaradii iyo qaban-qabiyayaashi barnamijki burco networking night waxaan sidokle si gaara ugu mahad celinaya gudoomiyaha barnamijka cabdirahman caarif oo ka qayb qaatay sidii habeenkasi u qurux badanan laha una gulaysan laha.
Luuqaduhu waa ilbaxnimada iyo xadaarada casrigan la joogo.
10/03/2025
Iron lady
Barnaamijka Dareenka Danyarta Sooman
03/03/2025
waxa aanu muddo week ah ku maqnayn wadanka ethopia gaar ahaan caasimadiisa addis ababa waxanu ka qayb galnay African Youth Leadership - Diplomatic Conference oo aanu ku matalaynay somaliland alle wa naguso guuleeyay khayrna noogu soo dhameyay alx.
22/02/2025
In Addis Ababa🇪🇹✈️
13/02/2025
Waxan ka qayb gelaya oo aan ku guulaystay shirka African Youth Leadership - Diplomatic Conference oo ka dhacaya dalka ethopia gaar ahaan addis ababa
04/02/2025
Sawiro: Xuska Maalinta Ka Hortaga Gudniinka Hablaha Oo Hargeysa lagu qabtay.
03/02/2025
Waxan Murugada La Qaybsanaya dalkayga iyo dadkayga waxyeelado kasoo gaadhay dabka xalay ka kacay suuqi idaacada.
Ilaahi ina siiyay marki h**e ayaa imikana ina siinya bedel khayr qaba.
25/01/2025
Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay miisaaniyad Sanadeedkii 2025.
Waxa ogolaaday 44 Xildhibaan
Waxa diiday 1 xildhibaan
Waxa ka aamusay 1 xildhibaan
Waxa fadhiga ka cadhooday oo ka baxay 1 xildhibaan.