Qurbajogta Magaclay Eu
Hadaad Geel mulkiyo lee dahoo Xero Umeegaarto
mareerkiyo Galoolkiyo Haday Magaclay Daaqayso. Oo kuraygu muruha u SidooMaraqUdheesaayo..plz like sar
MAGACLEY(Caasimada Hawd)
27/01/2021
dalka meel dheer laga keenay. BBC News Somali , Radio Daljir ,
Bandarbeyla Puntland State of Somalia
Xigasho:ao habiib
29/04/2020
https://youtu.be/jrQP4tcrbz4
Fadlan daawo tix waddaniya, channelkana subscribe dheh.
"Allaw madar khayrqaba nasii"
"Soomaaliya Soomaala leh."
Mahadsanid Col Cumar Farawayne hawsha aad ka hayso dhulka hawdka , iyo banaynta isbarada xoolaha.
Waxaa maalmahan furmi doona shirka nabadaynta beelaha wada daga Hawdka Nugaal galbeed ee xad beenaadka Itobiya.
inalilaahi wa inaa ilayhi raji cuun
maleshiyo ka soo jeda Deganka OO WIIL YER KU DILAY BURTA KURCAD EE HOWDKA .
Maamulku wuxuu canbaraynayaa dilkas foshaxun ee gaysdeen kooxo wax magarataa Abrihii barqanimo ee saaka .
waxaan Eebe uga baryey in janadii fardowsa ka warabiyo samir iyo imana ka siiyo ehelkisa. CIDANKA MAMULKA OO KU RAAD JOGA GACAN KU DHIGLAYASHII KANA CODSANAYA MAMUL AY KASOO JEDAN IN AY QABTAN .
Waxaa Laga Soo Baxay diraac Xun Oo laga Daremay Dhaman Geeska Africa . Alle ayaa La baryey isaga Un baa Abarta Qadikaraye Rabi Waa ijibay Ducadii Adoomadisa .waxa Yimid Roob . MAGACLAY waxay Ka mid Tahay Melaha Biyalanta Laga Shegayey.
SHALAY waxa ka Da'ay Roob Mahigana Ka So Buxiyey Dhaman ,CELASHI ,BARKADIHII . HOWDka kale ISNA roob Fican Baa Kada'ay Sida
, DACAR. WAYNE IYO CARISKA
@ BARBAARTA HOWDKA WAXAY CAADO ULAHAAN JIDHAY DHANKA HASAAWAHA AY USO jeestaan MADAMA Abarti Awgeed Laka Hayamay Bar-baarta Doxada Magaclay Rabbi Waa Isu Keenay .waxa Loo dhaqaqay Ama Lo So jeestay Xiliga BarWAQADA WAXAY SOOMAALIDA CAADO ULAHAN JIRTAY . Waqtigan Waa Waqtiga Lagu Yaqaan . XOOLUHU WAA QOOQAYAN .AWRTA GEELA AYAY KU DIRIRI RAYAN WAXA LA arki Awr Ban Ka Qooqa . DHALINTA LAFTAL KEDU WAXAY U soo jeestan HASAWIHI LAGU aqoon Jiray Iyado Xiligaa Ninkasta Dhihi Alaylehe LAANTA BARI XILIGI Ladoo Nijiray .WEYE AROOSYADU AA BAY UBADAN YIHIN XILIGA BARWAQADA.
HADABA HADAA JOOGI JIDHAY MIYI XILIGAN MAXAA KU FAKARI JIRTAY KULAA AAD ARYAHA DHEXMADHID AAD NA KA GOBTID RAADKA GABDHED AMA MID ARI U HESAYSAA.
DORASHADA PUNTLAND WAXA KA HARTAY Sacado Kaliya Codkaga Sii Kaad Urajaynay Sid 4MUSHARAX EE UGU TUNKA WAYN AAD NAJECLANLAHAYD ALLE AQBALO-DUCADINAA .
MUSHARAXAA NOGU GULAYSI
#...............................,.???
1- -HAJI
2-G- S SAMATER
3- -GAAS
4-DR-ABDIRAHMAN M FAROLE
HADABA CODKAGA DHIIBO WALALAYAAL IDINKO MATALAYA BARLAMANKA.;-
Aad baad Umahad Santihin Shacab yahay.
ALLOW PUNTLAN MEEL BARWAAQA NOGA DHIG.
Waxaa Ku So baxay
Mudane #===========?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
252
