Xisaabiyaha Gobolka Nugaal ,Gudoomiyaha kastamyada Gobolka Nugaal Taliyaha laanta iyo Taliye Kuxigeenka ayaa kaqayb galay shirka khamiislaha ah ee saraakiisha Ciidanka laanta ilaalada Canshuuraha Gobolka Nugaal shirkaas oo looga hadlay sidii loo dardar galin lahaaa shaqada iyo in loo dhibriyo bulshada madaama ay jirto culaysyo dhaqaale .
Laanta canshuuraha Boliiska G.Nugaal
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Laanta canshuuraha Boliiska G.Nugaal, Police station, Nugaal, Garowe.
Taliyaha laanta ilaalada Canshuuraha Gobolka Nugaal G/le Mohamud Abdirahman Salaad iyo Taliye Kuxigeenka laanta LX/le Siciid Jamac Yusuf ayaa maanta booqday kastamka Airport Magalada Garoowe halkaas uu kusoo dhaweeyey taliyaha kastamka Kaptan Mohamed Abdirisaaq.
Shirka saraakiisha laanta ilaalada Canshuuraha Gobolka Nugaal oo maanta kaqabsoomay Xarunta dhexe ee wasarada Maaliyada ayaa looga hadlay howlaha Shaqo ee Ciidanka iyo in dhiig cusub lagu shubo ciidanka si loo dardar galiyo shaqada maaliyadeed ee Dowlada Puntland maadaaama ay Isbadal kudhacay qaar kamid ah masuuliinta Wasaarada .
07/04/2026
Taliyaha laanta Canshuuraha Gobolka Nugaal oo kaqayb galay Munaasabada Xilwareejinta Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal .
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Abdirahman Xaaji Abshir ayaa umahadceliyey ciidanka laanta Canshuuraha Gobolka Nugaal iyo taliyohooda sida ay isku xil qaameen Agoomaha Aabayaashood ku ushahiideen Dalka .
19/03/2026
Taliyaha laanta Canshuuraha Gobolka Nugaal Hambalyo udiray Dhamaan umada Soomaliyeed gaar ahaan ciidanka Booliska Saraakii iyo Dableyba Eid Mubarak .
Ciidanka laanta Canshuuraha Gobolka Nugaal ayaa caawa ciidsiiyey Caruur Aqoon ah oo Aabayaashood ku shahiideen buuraha Calmiskat.
: Ciidanka laanta ilaalada Canshuraha G/Nugaal oo Cawa hubinayey Canshuurta wado marista Ee Sanadka 2026 iyo qor uqaadida dakhaliga Gobolka .
Noqo canshuur bixiye wanagsan si aad uhesho Adeeg dowlo oo dhamaystiran !
Taliyaha laanta Canshuu Gobolka Nugaal G/le Mohamud Abdirahman Salad ayaaa daahfuray Aqoon iswaydaarsi ay saamaynayeen saraakiisha Iskoondarada degmooyinka Gobolka Nugaal kaas oo kadhacay Xarunta dhexe ee wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland.
Tababarkaan Aqoon iswaydaarsi ah ayaa lagu hormarinayaaa Aqoonta ciidan iyo saraakiisha cusub ee dhawaan tababaradu usoo xirmeeen dhan kale taliyaha Ciidanka oo goobta kahadlay ayaa dhalinyarada kubooriyey in casharada sifiican uqaataan si bulshada loogu Adeego.
Laanta canshuuraha Boliiska G.Nugaal
Ciidanka laanta ilaalada Canshuraha G/Nugaal oo Cawa hubinayey Canshuurta wado marista ( Road Tax ) Ee Sanadka 2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garowe
