01/07/2026
Taliyaha Ururka Magnad G.Dhexe Mohamoud Qulule ayaa hambalyo u diray bulshada Somaliyed munaasabadda xuska 1-da Luulyo ee sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegatay maalinta Xornimada iyo Midowga Soomaaliyeed.
pageka rasmigaa ee ururka 1aad magnad ee ciidanka difaaca dowlada puntland
01/07/2026
Taliyaha Ururka Magnad G.Dhexe Mohamoud Qulule ayaa hambalyo u diray bulshada Somaliyed munaasabadda xuska 1-da Luulyo ee sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegatay maalinta Xornimada iyo Midowga Soomaaliyeed.
20/06/2026
Taliyaha Ururka Magnad Cornell Mohamoud Qulule "Waxan bogaadinaya War-saxaafadedka kaso baxay Golaha Xukuumada Puntland oo kusaabsanaa Xoojinta amniga iyo la dagaalanka cidkasta oo ka so horjeeda Nabada iyo Wadajirka Puntland.
Waxan diyaar u nahay inan fulino awaamiirta kaso baxdey Golaha Xukuumada kana shaqeyno sugidda amniga xasiloonida bulshada iyo shuruucda u degsan Dowladda Puntland" .
Waa fariin ka soo baxday taliska ururka magnad
"Waxan mar waliba diyaar u nahay Difaca dadkena iyo dalkena, marna aqbali mayno in cadowga argagixiso iyo cidkasta oo meel kale ka timid ay caqabad ku noqdan Nabada iyo Wadajirka Bulshada Puntland."
09/05/2026
L XIDIGLE shucayb nuur osmaan dhamaaye aya loo magacabay taliyaha horinta 2aad ururka magnad CDP
08/05/2026
COLAbdirisaaq said Ahmet ayaa loo magacaabay amaanduulaha ururka magnad CDP
Col Abdirisaq said ahmet abaandulaha ururka comandosta magnad
Garoonka magaciisu waa Shuhadada, kuwaana waa qayb ka mida shudadii inagaga baxay Calmiskaad, Gobannimo iyo midnimo waa tiirarka ay ku taagan tahay sharafta reer Puntland. Rag badan ayaa naftooda u huray si maanta aynu u helno nabad, karaamo, iyo jiritaan.
Caalmiskaad waxay xambaarsan tahay xusuus culus—waa meel ay ku shahiideen halyeeyo aan ka leexan waajibkooda.Maanta, masuuliyad ayaa inaga saaran:
Inaan ilaalino wixii ay u dhinteen,
Inaan midnimada adkaysanno,
Inaan ka shaqayno horumar iyo nabad waarta.
Halyeeyadii shahiiday—Allaha u naxariisto 🤲
23/04/2026
Saraakiisha ururka magnad iyo taliyaha ururka magnad wajibaad shaqo
Taliyaha ururka magnad kornayl Mohamoud Qulule
Taliska qaybta bari cidanka darawishta puntland kalby