Wadajir party psu

Wadajir party psu

Share

Xisbiga Wadajir waa urur ardayeed ka howlgala Jaamacadda Puntland State University (PSU).

26/02/2026

it's Official MD Abdixakiim Cimbiriq

15/02/2026

Xisbiga Wadajir party psu iyo Madaxweyne Cimbiriq Oo Soo Bandhigay Diyaar Garowgoodii Ugu Danbeeyey Ee Doorashada.

Lakala Tag

05/02/2026

Mudane Abdihakim Mohamud Ahmed (Cimbiriq), Musharraxa Guddoomiyaha Jaamacadda PSU, ayaa mar kale muujiyey hoggaan dhab ah kadib markii uu biyo dhaan u geeyey dadka abaareysan ee baadiyaha Sin-ujiif Gobolka Nugaal ee u baahnaa gargaarka degdeg ah. Tani waa tusaale cad oo muujinaya naxariis, masuuliyad iyo u adeegida bulshada. 👏💧
Waad ku mahadsan tahay garab istaaggaaga iyo dadaalkaaga bani’aadannimo. Allaha kaa ajarsiiyo hana ku guuleysiyo. 🤲

29/01/2026

Musharrax Madaxweyne Abdixakiim Cimbiriq Oo Xafiiska Warfaafinta Booliska Puntland Ku Booqday Kabtan Faarax Yamani Oo Kamid aH Ardayda Jamacadda PSU Si Uu Codkiisa U Weydiisto.


21/01/2026


22/1/2026 Habeenka Khamiistu Baxayso
Xisbiga Wadajir party psu wuxuu si sharaf iyo ixtiraam leh u casuumayaa Hablaha Jaamacadda PSU ka qaybgalka kulan is-xogwaraysi iyo is-dhexgal ah oo lagu xoojinayo wada-shaqaynta, doorka hablaha ee hoggaaminta, iyo ka-qaybqaadashada horumarinta bulshada.
Kulankan wuxuu noqon doonaa
*HABEENKA HABLAHA JAMACADA (PSU)*

20/01/2026

"Hablo Weerar Geli Kara
Hablo Geela Dhicin Kara
Hablo Geesi Dhali Kara
Gobonimonna Hanan Kara
Hablo Taladda Gooyn Kara
Garta Madag Ka Niqi Kara
Garashanna Iskaga Mid Ah
Quruxdanna Ka Wadda Gob Ah
Geesteenna Mooyee
Geyi Kale Ma Joogaan".

Hablaha Xisbiga Wadajir iyo Madaxweynohoodii

19/01/2026

Xafladda Xarig Jarka iyo Furitaanka Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Wadajir party psu iyo Madaxweyne Abdixakiim Cimbiriq Oo Si Heer Sare aH U Dhacday✅️

11/12/2025

Musharax Madaxweyne Ururka Ardayda Jaamacadda Puntland State University Mudane Abdixakiim Cimbiriq Waa Hogaan Hufan Oo Lasoo Tijaabiyey Kuna Hubaysan Fikir iyo Qorsheyaal Ku Dhisan isLa Xisaabtan iyo Wadajir.

Dhamaan Ardayda Wax Kabarata Jamacadda Psu Maanta Waa Fursad Aan Beri Soo Laaban Doonin Ee aan Ugu Hiilino Codkeena,Cududeena,iyo Caqligeena.

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Garowe