Ministry of Labor and SA - Puntland

Ministry of Labor and SA - Puntland

Share

The official Page of MoLSA

26/05/2026

Hambalyo iyo Fasaxa Ciidul-Adxaa

26/05/2026

Ciid Mubarek

Photos from Ministry of Labor and SA - Puntland's post 20/05/2026

Arbaco; 20, May 2026, Madaxda Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo uu hogaamimayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Sh. Axmed Habarwaa iyo guddi ka socda golaha wakiilada ayaa yeeshay kulan is xog wareysi ah oo ku saabsan arrimaha shaqaalaha, kulanka ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Qorsheynta DPL.

Photos from Ministry of Labor and SA - Puntland's post 19/05/2026

Garowe; May 2026, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha BUlshada dowladda Puntland Mr. Jaamac Xassan Cabdille ayaa xalay ka qayb gashay Xuska Toddobaadka Wacyigelinta Caafimaadka Dhimirka (Mental Health Awareness Week 2026), munaasabadan oo ay soo qabanqaabisay PrimeSom Counselling Services.
Toddobaadkan wacyigelinta ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda caafimaadka maskaxda, kor u qaadista fahamka bulshada ee ku aaddan xanuunnada la xiriira, iyo dhiirrigelinta is taageeridda bulshada si loo helo nolol caafimaad qabta.

Photos from Ministry of Labor and SA - Puntland's post 13/05/2026

Garowe, 13 May, 2026: Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DPL Mudane Abdirahman Sheikh Ahmed Abdulle ayaa ka qayb galay Xaflada Soo xiritaanka Mashruuca SEIP ayna fuliyeen Hay'adda Jarmalka ee GIZ iyo bah-wadaagteeda.

Mashruucaan wuxuu si weyn u taageeray dadka baracayaasha ah iyo kuwa nugul, isdhexgalka iyo wada noolaanshaha bulsho oo Wanaagsan iyadoo La awoodsiinayo dadkaas si ay u gaaraan isku filnaansho buuxda iyo maaraynta nolosha qoysaskooda.

Mashruucaan oo oo ay ka faa'iidaysteen in kabadan 700 qoys Degmadda Garoowe ayna ugu horeeyaan barkacayaasha ayaa ku soo dhamaaday guul iyo waxqabad la taaban karo

13/05/2026

01/05/2026

Hadal-jeedinta: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DPL mudane Jama Xasan Cabdille, munaasabadda Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May.

01/05/2026
01/05/2026

Hadal-jeedinta: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta dowladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir, munaasabadda Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May.

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Dalxiiska
Garowe