Hambalyo dowlada hoose ee wajaale 🏆💪
Abdi-rahmaan mohamed husein
Noloshu waa sahane sirtu yaanay kaa lumine
Aakhiro waxa yaal war ma kahaysaa
21/01/2026
Waanu kaa qaadnay Madaxweyne. ❤️
Somaliland nimo ❤️
Maanta iyo gurmad biyo-dhaamin ah ku gaarnay deegaanka [idhanka deeriyahanka iyo wadada godka ] oo xilligan ay ka jirto abaar aad u daran oo saamaysay dadka iyo duunyadaba. Waxanan gaynay hordhac
Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu abaarta naga dulqaado, roob khayr qabana noo shubo."
Allaahumma baarik lanaa fii Rajaba wa Shacbaana, wa balliqnaa Ramadaana."
18/12/2025
Jimce wanagsan waxaan ilaahay inoo waydiinayaa dambi dhaaf if iyo aakhiraba 🤲🤲
04/07/2025
Jimce wanagsan
Dulqaadku waa shayga ugu caafimaadka badan nolosheena
30/06/2025
Tacab waa la galaa
Tamartaa lagu kabaa
Tiirka alaa lagu xidhmaa
19/06/2025
🕋🕋Jimce waciid ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.🤲🤲🤲🤲
Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲
13/06/2025
Jimce wanagsan ilaahay fadliga jimcaha ha ina siiyo 🤲🤲
Umada intii inaga bukta alle ha inoo caafiyo 🤲🤲
08/06/2025
Wax soo saarka dalkeena in kor loo qaado waa muhiim wakhtigan maanta la taagan yahay aduunyada cimiladeeda isbedel wayn ayaa ku yimid
Click here to claim your Sponsored Listing.
