09/05/2026
Sawiro.
Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo Maktabadda Qaranka Gabiley.
Gabiley National Library waa maktabad casriya oo ka qayb qaadan doonta kobcinta garaadka.
09/05/2026
Sawiro.
Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo Maktabadda Qaranka Gabiley.
07/05/2026
Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo Gabiley oo habeen danbe ka qabaoomi doonna Maktabadda Qaranka Gabiley.
02/05/2026
Sawiro.
Falanqaynta Buugga Bisha April
No Excuse: The Power of Self-Discipline
29/04/2026
Falanqaynta Buugga Bisha April
No Excuse: The Power of Self-Discipline
π
Taariikh: Jimce, 1-da May 2026
π Waqti: 4:15 PM
π Goobta: Beerta Maktabadda Qaranka Gabiley
Ku soo biir kulan xiiso leh oo lagu falanqaynayo buugga No Excuse (The Power of Self-Discipline)
Ha seegin!
22/04/2026
Kullan cinwaankiisu ahaa βGoorma ayaa loo baahan yahay biraha ilkaha( Dental Braces)β oo uu Dr. Muxiyadiin Xasan oo uu u qabtay arday ayaa ka qabsoomay Maktabadda Qaranka Gabiley. Ujeedada kulanka ayaa ahaa:
1: calaamadaha muujinaya baahida birta ilkaha ( dental braces)
2: khataraha ka dhalan Kara biraha ( dental braces) aan loo baahnayn
3: muhiimada la tashiga dhaktarka ilkaha ( orthodontist) ka hor birta .
18/04/2026
Sawirada qaybtii 1aad.
β
βKulankaKulanka u Diyaargaraw iyo talo-siinta imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga Sare Fasalada Afraad ayaa ka qabsoomay Maktabada Qaranka Gabiley kalkii afraad.
β
15/04/2026
Kulanka u Diyaargaraw iyo talo-siinta imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga Sare Fasalada Afraad ayaa ka qabsoomi doona Maktabada Qaranka Gabiley kalkii afraad.
17-april -2026 Jimcaha 4:00pm Galab Danbe
Gabiley National Library-Kalabaydh Branch
Maktabadda Kalabaydh oo shaqadeedi si rasmi ah u bilowday ayaa ugu bishaaranaysa ardayda iyo dadwayanaha Kalabaydh in ay ka heli doonnaa adeegyada akhriska. Sidoo kale ardayduna waxa ay ka heli doonnaan xiisado kab ah oo ay ka mid yihiin Xisaab, Carabi, English iyo Soomaali.
08/04/2026
Tababar Ku saabsan sida loo furo awoodda πππ«ππππ πππ¦ππππ€π (α΄Κα΄Ιͺκ°Ιͺα΄Ιͺα΄Κ ΙͺΙ΄α΄α΄ΚΚΙͺΙ’α΄Ι΄α΄α΄) ayaa ka qabsoomi doona maktabada qaranka gabiley,
Ku soo biir tababarkan wax ku oolka ah oo aad ku fahmi doonto sida looga shaqaysiiyo awoodda dhabta ah ee uu leeyahay πππ«ππππ πππ¦ππππ€π ama AI-gu
Ha ku sirmin magaca Macaan, waa xanuun qadhaadh oo keeni kara kalyo, lugo iyo arag beel Dr. Barkhad Xuseen.
Kalkii Labaad ee Gabiley Library Podcast
Ka daawo:
https://youtube.com/?si=8HpYbIB-1HSPzuPu
Ka dhegayso:
https://www.buzzsprout.com/72101/episodes/012025
| Monday | 08:00 - 21:40 |
| Tuesday | 08:00 - 21:40 |
| Wednesday | 08:00 - 21:40 |
| Thursday | 08:00 - 21:40 |
| Saturday | 08:00 - 21:40 |
| Sunday | 08:00 - 21:40 |