Eng Nimcaan c/raxman sh muse-boqore:

Eng Nimcaan c/raxman sh muse-boqore:

Share

politician page

13/12/2025

Maalmihii jiray iyo waayihii ku ladhnaa Wariye jacfar cawil hereri Saxafi Farhan Abdi Wadani Parts Office

13/12/2025

Ma hubsade
Hanfade noqoy

03/11/2025
26/10/2025

Xildhibaan dooran soo dhawow

05/09/2025

Mudane madaxwayne Cabdiraxmaan maxamed c/laahi ciro kusoo gobolkii cagaarnaa ee gabiley

01/07/2025

Alx Walalkeen Cabdilaahi Sh.Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa 14 sano ka dib xoriyadiisii dib u heli doona, ka dib markii madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi uu Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele ka dalbaday sii daynta muwaadinka.

Waxan ugu mahad celinayaa dhamaan masuuliyiintii sida hagrasho la'aanta ah noogala shaqaysay ee habeen iyo maalin ba aan ka daalin oo ay ugu h**eeyaan:

1. Madaxwaynaha qaranka Cabdiraxmaan Cirro
2. Badhasaabka Gobolka Gabiley Mudane Mahamed Abdilahi Bookh
3. Chief of staff ka xafiiska Madaxwaynaha Mudane Abdulkadir Eidleh.
Iyo dhamaanba masuuliyiintii ka qayb qaatay

Eng Nimcaan c/raxmaan sh muuse-boqore

27/06/2025

Cidna waxa alle kuu qorey kaama qaadi karto sikastoo oo ay kuu xaasidan

06/06/2025

Ciid mubaarak

29/05/2025

Kala maan inay tahay waa masaalo sheekadu.

Nin Hal xaasle ah ayaa guursaday xaas labaad
Kadib gabadhiisii h**e ayaa aad ugu hinaastay waliba hinaasuhu kala duwane gabadhii wax hadala ayaa mudo laga waayay maalin maalmaha kamida ninkeedii siduu kolba wax ugu dayayay ayuu cisho ku dhahay maanta waxan jeclaystay inaan dalxiis u wada baxno ee ma badda mise beriga mise hawada sare Ayaan ubaxnaaba.
Gabadhu uur ayay leedahay waxay dhahday badda ina gee.
Waaba alla Mahadii mar haduu maanta hadal ka Helee h**e ayaa loo amba baxay iyadoo uu ninkii aad ugu riyaaqsanyahay hadal uu ka helay xaaskiisa mudo kadib awgeed.
Markii badda latagey laash ayay qaateen kadib baddii duufaan ayaa ka dhacday waxana qar qoomey laashkii yaraa ee ay qoysku wateen.
Kadib gabdhii ayuu la dabaashay mudo isagoo kolka Daal ku dhaw ayay gabadhii foolatay wayna dhashay,
Waxay xuduntii ku goosatay ilkaheeda.
ninkii oo la daalan naftiisa iyo teeda ayuu qofkalena kusoo biiray.
Aabihii wiilku u dhashay wuxu gaadhay heer uu kala doorto inay sadexdoodu bad baadan iyo in midkood fududeeyo nolosha labada kale.
Ninkii waxa uu gabadhii ku dhahay Naa wiilka yar inaga tuur,balse gabadhii ayaa ka diiday kuna adkaysatay inay mar qudha wada dhintaan ama wada bad baadan.
Iyaga oo daala dhacaya oo naf la caarida ayaa markab socda muqaalkooda arkay wuuna bad baadiyay markabkii.
Kadib markii lagu laabey guryihii ee la waydiiyo siday wax ugu dheceen ama xaaladahay soo mareen.
Ninkii odeyga ahaa jawaabtiisu ilmo iyo oohin uunbay noqotaa gabadhiina waxay xaaladihii iyo mushkiladihii dhamaantood uga warantay si qodob qodoba midkasta.
Ninkii ayaa xaaskiisii way diiyay heblaayo anigu xaaladihii inasoo marey, sida markii aad madheerta ilkahaaga iskaga jartay oo kale qalbigeygu aad ayuu u ololaa mana jawaabi karo ee adigu sowdigan siday ahayd wax uga waramaya miyaanu culeyskii intii leega ee aan heer gaadhay inan ilmahaygii inaga tuur ku dhaho ku damqayn.
Gabadhii waxay ku jawaabtay aniga waxa intaas oo dhan iiga xumeyd maalintii aan maqley ninkaagii naag kale ayuu guursadey.
Bal qiimee adiguba xaaladan oo binu aadanka sidaad ku maamuli kartaa adoo wax ku damqa leh isna dacalkiisa dooga kale leh.

Kala duwane aadmigu
Ninba tii ku darajee

Qallinkii Nimcaan c/raxmaan sh muuse (boqore sigad)

Want your business to be the top-listed Government Service in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Gabiley
Gebiley
1529