Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor

Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor, Government Organization, Jaale Siyaad Road, Goble Hodan.

14/04/2026

Saliga Nabigeenna Muxumad & Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Photos from Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor's post 13/04/2026

Taliyaha guutada 20aad kumandooska Gor Gor CXD somaliyeed G/le Abdulaahi Taajudiin

13/04/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wasiirka Gashaandhiga somaliya Axmed macalin fiqi Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed General Ibrahim maxamed maxamuud

13/04/2026

Sawir kulmiyay saraakiisha ciidanka xooga kuwa ugu saameyn badan xukuma Kumandooska Gor gor iyo Kumandooska danab

1.Taliyaha 16aad Ee Kumandooska danab G/le sare C/ caziiz xuzien c/Aziis military

2. Taliyaha Guutada 17aad Ee Kumandooska Gor gor G/le xusen zalad xuzen molif

3. Taliyaha Guutada 18 aad G/le dhexe Aadan maxamed farax

4.Taliyha Guutada 19aad G/le dhexe Abukar Hasan (Galmadobe)

5.Taliyaha Guutada 20 aad G/ le Abdullahi Tajudiin

Photos from Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor's post 12/04/2026

Sawirro | Munaasabadda casho sharaf ah sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka.

12/04/2026

Hambalyo dhamaan CXD somaliyeed

12/04/2026

Dhoolatuska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

12/04/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh “Geesiyaasha Ciidamada Xoogga Dalka waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed. Kaliya kuma difaacaan qori, balse sidoo kale way u gargaaran. Maanta guusha ay gaareen taariikhda ayaa qori doonta, Hambalyo.”

12/04/2026

Ciidamada Baanbeyda oo diyaar u ah Xuska Maalinka Ciidamada xoogga dalka.

12/04/2026

Cxd somaliyeed

12/04/2026

Gaadiidka CXD somaliyeed

12/04/2026

Markaana waa T129 Attack 👏

Want your business to be the top-listed Government Service in Goble Hodan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Address

Jaale Siyaad Road
Goble Hodan
252