Salman Al-Faaris primary and secondary school

Call Contact the organization

Salman Al-Faaris primary and secondary school HOOYGA TAYADA IYO AQOONTA WAA SALMAN AL-FARIS PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
KU SOO BIIR SALMAN AL-FARIS SCHOOL

Ogaysiis Dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Salman Al-farisi waxa uu ogeysiinayaa waalidka ku nool Degmada Guriceel in dugs...
29/08/2026

Ogaysiis

Dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Salman Al-farisi waxa uu ogeysiinayaa waalidka ku nool Degmada Guriceel in dugsigu uu qaadanayo arday cusub oo isugu jira 3da heer ee waxbarasho hoose, dhexe iyo sare.

Sidoo kale dugsigu waxa uu fursad waxbarasho siinayaa dad waaweyn ee maalintii shaqeeya

Hadaba Isdiiwaan galintu waa ay socotaa
Ee fadlan booqo xarunta Iskuulka

Mahadsanidiin

Hambalyo dhamaan ardayda Iskuulka Salman Al-farisi ee ka gudbay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad Guushaan maaha ...
17/08/2026

Hambalyo dhamaan ardayda Iskuulka Salman Al-farisi ee ka gudbay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad

Guushaan maaha tii koobaad guulo badan ayaa idiin dhiman insha allah

Dadaalku halkan kuma eeka

3da arday ee ugu sareeya Iskuulka sanadka 2025-2026Hambalyo Ruweyda Sumaya Ramla
09/08/2026

3da arday ee ugu sareeya Iskuulka sanadka 2025-2026
Hambalyo
Ruweyda
Sumaya
Ramla

Natiijadii imtixaanka Hadda waa diyaar
09/08/2026

Natiijadii imtixaanka Hadda waa diyaar

Ogaysiis Dhamaan Ardayda iyo waalidiinta waxaa la ogeysiinayaa inBari oo axad waxaa la shaacin doonaa natiijadii imtixaa...
08/08/2026

Ogaysiis

Dhamaan Ardayda iyo waalidiinta waxaa la ogeysiinayaa in
Bari oo axad waxaa la shaacin doonaa natiijadii imtixaankii 2025-2026 i.a

Waxaad kala socon karaa Appka Barbaariyo

Bayaan iyo Hambalyo​Hambalyo iyo Duco Ku Socota Ardayda Fasalka 12-aad​Maamulka iyo Macallimiinta Iskuulka Salman Al-Far...
19/06/2026

Bayaan iyo Hambalyo

​Hambalyo iyo Duco Ku Socota Ardayda Fasalka 12-aad

​Maamulka iyo Macallimiinta Iskuulka Salman Al-Farisi (S.A.P.S.S) waxay dhammaan ardayda sharafta leh ee berri u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad u rajaynayaan guul, bedbaado iyo mustaqbal ifaya.

​Waxaan Alle idin kaga baryaynaa in uu idiin fududeeyo imtixaanka, garashadana idiin kordhiyo, dadaalkii aad mudada soo wadeenna uu idinkaga dhigo mid aad ku liibaanataan oo guul weyn idiinku dhammaada.

​“Guushu waa natiijada dadaalkaaga iyo aaminaada Alle.”

​Guul iyo Gobanimo!

Jimca wanaagsan bahda Salman Al-faris School
19/06/2026

Jimca wanaagsan bahda Salman Al-faris School

Waxan guul iyo natiijo qurux badan u rajeyneynaa dhaman ardayda Iskuulka Oo maanta imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8...
14/06/2026

Waxan guul iyo natiijo qurux badan u rajeyneynaa dhaman ardayda Iskuulka
Oo maanta imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad u bilabanayo
Waxaan leenahay allaha idiin fududeeyo imtixaanka

20/03/2026

Ciid wanaagsan dhamaan bahda Salman Al-Farisi school

Soo laabasho wacan Bari oo sabti ah 31/01/2026Waxaa dib ubilaabanaya howl maalmeedkii  waxbarashada Iskuulka Oo fasax ku...
30/01/2026

Soo laabasho wacan

Bari oo sabti ah 31/01/2026
Waxaa dib ubilaabanaya howl maalmeedkii waxbarashada Iskuulka
Oo fasax ku jiray 2 asbuuc

Welcome back

Address

Guri Ceel
SALMANAL-FAARISPRIMARYANDSECONDARYSCHOOL

Telephone

+252685995944

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salman Al-Faaris primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Salman Al-Faaris primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category