Hargeisawi media
hoyga wararka Xaqiiqda ah🎬🎤📡🎞️📸
"Sallaxley"
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL, Mudane Abdirahman Nur, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay Hay'adda Danish Refugee Council (DRC) laba cagaf oo kuwa beeraha ah ku wareejinaysay Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex.
19/07/2025
Baafin Baafin --------
waxan bulshada somaliland gara ahaan reer hargeysa ka looga codsonayaa inay nala raadiyaan MAXAMED FOOSI CUMAR oo ka so lumay xaafada maxamuud haybe ninkaasi oo yara xanuusanayaa cidi Aaragta fadlaan hanagala so xidhiidho Tel: 0636716969 Ama 0634779040 :ama saldhig police halkii ugu dhaw"
27/08/2024
kuso dhawow mudane madaxwayne muuse biixi cabdi dagmada sallaxlay .
Ciidanka Booliska JSLwaa qar heegan u aha sugida Amniga gudaha iyo difaaca qaranka , sido kale waa kuwa ka masuulka ilaahay ka sokow nabad macaan ee aynu ku naloonayno, duco ayay inaga mudanyin , Alle ha barakeeyo halyeeyada aynu ku hadhsano "
Taliyaha ciidanka qaranka JSL sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa kormeeray ciidanka ku sugan jiidda h**e ee deegaanka Buqdharkayn"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
MOHAMEDMOOGEDISTRICT
