18/03/2023
Mogadishu, Somalia
Make a decision.
18/03/2023
Mogadishu, Somalia
17/10/2022
Wiilkaas Kitaabka haysta Waa xaafidul quraan igu sawir k**a ahan kitaabka masha allah dheh❤💯
24/09/2022
Mention dheh gabdhii aad raacin lahayd
18/09/2022
😂😂😂😂
22/08/2022
Dhismaha masjidka waxaa burburiyay qaraxii hotel Xayaat balse
kitaabkan iyo birta saaran dhulka kuma dhici sida uu soo wariyay
Huzni Omar.
19/08/2022
Hooyo hadii ay kuu nooshahay Soo qor alx❤😥
علامات الساعة 😳😥😥
Calaamadihii qiyaamaha oo la arkay😳😳
Calaamadihii qiyaamaha oo la arkay
18/08/2022
💔💐 Cajiib Bal Waxyar Akhri🙏😱
✔️1-Wey adag tahay sidad ku ilowi laheed qof aad jeceshahay misne qof kaLe kaa door biday😢
✔️2-dunidan wey wajiyo badan tahay mana dareemi karno gortay thy dhamadkeda ama bilowgeda🙂
✔️3-ficnan laheda hadii aan ogan laha wax walbo dhamadkod waayo maba sameyeen bilowgood😨
✔️4-damirkeyga ima uusan siin inan qofna farxadisa hor istaagi ducaan kugu sagootinaya🤲
✔️4-aniga ma aqaan sida loogu tago ruux jaceyl aan u qaaday waayo maba rabi inuu darteyda la murugodo😭
✔️5-qofkad calmatay kula cawey farxad iyo reyn reyn lana nolow nolol mideda ugu qurxoon🎈
✔️6-lkn waxad weyn doontaa ruux inyar xita aniga iga shabaHa
✔️7-nolashada wad u tahay xur lkn ma ogid nolol kale inad saartay quful aan furaba laheen🙃
✔️8-xaqiiqatan qofk hadii uu mar dhawacmo weligis ma sameyn doono jaceyl taas ayaan aaminsanahay😭
✔️9-ku nolow nolol mideda ugu sareysa iska qosol iskana farax lkn ha ilobin inuu ruux darta mugdi u galay💔
✔️10-jaceylkaba hadii uu ahaan laha qof cidna manta ma dhibtodeen😢
18/08/2022
Ilaahoow u naxariiso Abwaan Hadraawi.
Waxaa bulshada Soomaaliyeed ka baxay qof aad u muhiim ah. Alle SWT qabrigiisa ha u waasiciyo, Jannada Firdowsana ha geeyo.
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
17/08/2022
--Janaasadii ugu dadka badneyd taariikhda--
Dalka baakistaan haweeney Nebiga aflagaadeysay ayey dowladdu ku xukuntay xabsi.
Wasiir kamid ah xukuumadda baakistaan ayaa damcay inuu difaaco haweeneyda Nebiga af-lagaadeysay isagoo isku dayaya inuu beddelo Xeerka sheegaya In ay dambi tahay Af-lagaadeynta Nebiga (SCW) qofkii ku kacana uu xabsi muteysan doono.
Arintii waxaa u dul-qaadan waayey Waardiyaha (Ilaaliyaha) khaaska ah ee wasiirka, Waardiyihii ayaa meeshii ku dilay Wasiirka kadib markuu 20 xabadood ku dhuftay.
Dowladda ayaa ilaaliyihii xabsiga u taxaabtay waxaana lagu xukumay dil tooshasho ah, kadibna xukunka ayaa lagu fuliyey.
Shacabka reer baakistaan ayaa isugu soo baxay si ay uga qeyb galaan janaasada halyeygaas Nebiga (NNKH) naftiisa u huray.
Waxaa janaasada ja qeyb galay 5 malyan oo qof oo ay ku jiraan cutubyo katirsan Milateriga iyo booliiska.
W/Q: Mustaf Awil Hassan