19/01/2024
Prime Minesty Abiy Ahmed Ku soco Qadadwyanta wax Usharax way Dideeen
welcome Cidkasto qaranka Somalilad Difac Iyo Dhimasho dhiigba Uhomuraysa Page sxb banu Ku nahay
19/01/2024
Prime Minesty Abiy Ahmed Ku soco Qadadwyanta wax Usharax way Dideeen
19/01/2024
18/01/2024
Qaranku Halka wuxu Ku soo gadhay Adayga Madaxweynaha waar waxan Keyhay Waa La doogiyeh Yaan La dacaroon
Difaaca Qraanka Ha loo Kaco
Waa La Inagu soo dulay
18/01/2024
Fursadaha fiican ee ka muuqda Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.
Waxa aan ku faraxsanahay in Dalkayga 2aad ee Itoobiya lala saxeexday heshiis fiican oo naruuro iyo rejo u abuuray bulshada somaliland, oo mudooyinkii u dambeeyay dareemaayay culays dhaqaale taasina waxay sare u soo qaaday Naruuradii Naxashka saarnayd.
Fursado qaali ah baa ka muuqda heshiiska ay kala saxeexdeen Somaliland iyo Itoobiya kuwaas oo ay ka mid yihiin fursado Ganacsi oo ay faa'Iido balaadhan ka helayaan bulshada Somaliland.
Shacabka Somaliland waxay u tahay badhaadhe iyo jaanis ay Heleen oo mudo dheer hortooda timi. Waana ta keentay in bari iyo galbeed si isku mid ah ay u saaqday farxadu
Guntii iyo gebogebadii waxa aan leeyahay Ishii Buktaay ku bikaacso
Qaranka marlaabd Buu ubahan Dhiig dhiig In Lagag Xoreyo dadka is kashafay ee cadawga faraha badan Ah
War Cadawga Gudahoow iyi Ka dibadoow dhiigbanu Ka xignaa Dalkayga ain La sheegto
Yam Yam Iyi qadadwayn Ku Quusta Qudhaan jooy
Qaranka qaranka
28/11/2022
28/11/2022
dawladu Shacabka Yay Tacadiyo Kula Kicin Hadii Kale Cawaqin Ba ka dhan Doonta
25/12/2020
Safaaradda Somaliland ee dalka Taywaan oo kaashanaysa hay’adda u xilsaaran shariikadaha Taywaan ku dhiirigelinta la ganacsiga iyo maalgalinta waddamada caalamka ee loo yaqaan TAITRA iyo hay’adda Taywaan u qaabilsan ganacsiga Africa ee TABA ayaa maalintii shalay si wadajir ah u soo bandhigay fursadaha ganacsi iyo kuwa maalgashi ee Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankaa waxa si weyn iyana u ga qayb-qaatay Rugta Ganacsiga Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Dhaqaalaha ee dalka Taywaan. In ka badan 200 oo shirkadood oo ah daneeyayaal ayaa ka qayb-galay barnaamijkan.