Hiil Arday Scholarship

Hiil Arday Scholarship

Share

Hiil Arday Scholarships
Full & Half Scholarships
Your future starts here
๐Ÿ“ž Register Now

17/03/2026

Fursad nololeed ha seegin ๐ŸŽ“โœจ
Hiil Arday Scholarships waxay kuu furaysaa albaabka waxbarasho Full ama Half Scholarship.
Haddii dhaqaale ku hor istaagay, maanta waa maalinta aad dib u bilaabi lahayd riyadaada.
Isdiiwaangeli hadda.

08/10/2023

Hiil Arday Scholarship Waxay dhamaanba Ardayda waxbarashada jecel ugu bishaaraynaysaa in laydiin hayo Fursad wanaagsan oo ah Half scholarship Jaamacadeed Qofkasta oo dugsiga sare ka baxay waa ka qaybgali karaa fursadan.
Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan kala soo xidhiidhka what's App ama call 63 7707784. 0637707784

17/10/2022

Hiil Arday Scholarship Waxay dhamaanba Ardayda waxbarashada jecel ugu bishaaraynaysaa in laydiin hayo Fursad wanaagsan oo ah Half scholarship Jaamacadeed Qofkasta oo dugsiga sare ka baxay waa ka qaybgali karaa fursadan.
Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan kala soo xidhiidhka what's App ama call 0636116357.

10/10/2022

Xafiiska Hiil Arday Scholarship wali waxa ka socday Diwaangalinta half scholarshipka Sannadkan aan idinku talogalnay, hadii aad jeceshahay fursadan in aad ka faa,idaysato Xafiiska nagu kaalay.
Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan kala soo xidhiidhka 063-6116357.

๐Ÿ‘‰ Xafiiska waxa uu ku yaala jigjiga yar foosha obsiiye building ama kaso horjeedka hargaysa suits .

23/09/2022

Ka mid Noqo guuleystayaasha Sanadkaan Nasiibka u yeesha waxabarashada ee Jamacadaha dalka.
Waxaan ugu bishareyneynaa in ahy'adda waxbarshada ee Hiil Arday Scholarship ay bixineyso fursado wax barsho.
FG : Hiil Arday Scholarship wax lacag ah k**a qaado ardeyda.

wixii faahfahin dheerada kalaxiriira nambaardan 063-6116357

23/09/2022

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป
Blessed Friday.

15/09/2022

Hiil Arday Scholarship waxay ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ iyo bogaadin u diraysaa Dhamaan Ardayda kasoo gudubtay Imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare
waxaa idin rajeyneynaa Guul iyo Mustaqbal wacan dhamaantiin.
๐“ฆ๐“ฒ๐”๐“ฒ๐“ฒ ๐“•๐“ช๐“ช๐“ฑ๐“ช๐“ฏ๐“ฒ๐“ท ๐““๐“ฑ๐“ฎ๐“ฎ๐“ป๐“ช๐“ญ๐“ช ๐“š๐“ช๐“ต๐“ช ๐“ง๐“ช๐“ป๐“ฒ๐“ฒ๐“ป ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ“๐Ÿ•

13/09/2022

Hiil Arday Scholarship waxay ardayda iyo walidinta ogeysiinaysa in ay u heyso deeq Waxbarasho heer jaamacadeda ah, deeqdaani waxay isugu jirtaa Deeq dhameystiran iyo mid ardaygu uu iska bixinaayo qeyb kaliya.
Fadlan u share garee ardayda aad isleedahay way u baahanyihiin deeqdaani,Hiil Arday Scholarship
Mahadsanidiinโœ‹
wixii faahfahin dheerada kalaxiriira nambaardan 063-6116357

04/09/2022

Kusoo dhawaada Hiil Arday Scholarship oo aad ka helaysaan fursad waxbarasho

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa Somaliland , Jigjiga Yar Shaybe Hotel
Hargeisa