Somaliland Economic Forum SEF

Somaliland Economic Forum SEF

Share

This is The Official page For Somaliland Forum. Waa Bogga Rasmiga Ah Ee Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Ee Heer Qaran

01/10/2024

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa shaaciyey in 8 October la qaban doono Shirweynaha 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha Somaliland 2024.

https://fb.watch/uXj9ptK-Ci/

Photos from Somaliland Economic Forum SEF's post 08/05/2024

Kelmadihii Masuuliyiintu ka jeediyeen Kulankii Daah-furka Mashaariicda kasoo baxday Shirweynihii Madasha Dhaqaalaha Qaran ee 2023-ka.

08/05/2024

Kulan balaadhan oo lagu soo bandhiggayo Mashaariicaha horumarineed ee ka dhashay Shirweynahii Madasha Dhaqaalaha Heer Qaran ee sannadkii la soo dhaafay 2023 ayaa maanta ka qabsoomi doona Magaaladda Hargeysa.

Photos from Somaliland Economic Forum SEF's post 25/03/2024

Guddida Dhaqaalaha Golaha Wasiirada JSL, oo ay wehelinayaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dhaqaalaha, ayaa shir muhiim ah ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta. Kulankan waxaa lagu meel mariyay 50 mashruuc oo laga soo xulay Warbixinta Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Somaliland II kaas oo dhacay dhamaadka sanadkii lasoo dhaafay.
Waxa si gaar ah la iskula gartay dardargelinta hirgelinta mashruucyadan, iyada oo Agaasimayaasha Guud loo igmaday inay si hufan u maareeyaan daadajinta iyo hirgelinta, si loo xaqiijiyo horumar dhaqaale iyo bulsho oo joogto ah.

15/10/2023

"Labadii cisho ee aynu shirkan
fadhinay waxay ahayd Jaamacad
oo wax badan baynu kala
faa'iidaysanay"

Photos from Somaliland Economic Forum SEF's post 15/10/2023

Shirweynaha 2-aad ee Madasha dhaqaalaha heer qaran ee Somaliland.

15/10/2023

Shirku wuxuu ku baaqayaa in ahmiyad la siiyo waxbarashada xirfadaha si aynu ula jaan-qaadno caalamka

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda

Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi

15/10/2023

Nuxurka Qodobada Guud ee Shirka Dhaqaalaha Somaliland 2023.

Photos from Somaliland Economic Forum SEF's post 15/10/2023

Maalinta Labaad ee Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha ee Heer Qaran 2023

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa