Bali mataan media

Bali mataan media

Share

Politically

05/01/2026

Garaad jaamac oo soo hadlay

28/11/2025

Somaliland ducmentry 🇮🇷

05/11/2025

deg guusha frey iyo somalida minisota 🕺🏻💃🏼🕺🏻

27/10/2025

Madaxweynaha ugu da'da weyn Adduunka ee Paul Biya ayaa ku dhawaaqay in uu ku guulaystay doorashadii toddobaadkii h**e dalka Cameroon looga dareeray isaga oo sheegay in uu helay 53% codadkii la dhiibtay.

Paul Biya oo da'diisu hadda tahay 94 sano waxa uu talada Cameroon qabtay sannadkiii 1982-kii, waxa la sheegaa in uu yahay bukaan aan si hufan u gudan shaqada uu qarankiisa u hayo balse waxa uu diiday in uu tartanka ka hadho.

Kal xukunkiisa cusub ayaa socon doona tan iyo 2032-ka waxana muddo xilkeedkani uu ka dhamman doonaa isaga oo jira 100 sano haddii naftu ku sinto.

Mucaaridka Cameroon ayaa si weyn u diiday natiijada balse waxa loo taxaabay xabsiga qaarkoodna dalkaba way ka carareen.
Cameroon🇨🇲 news

27/10/2025

Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed oo hadhimo-sharafeed ku maamusay Ugaas C/rashiid Ugaas Doodi.

26/10/2025
26/10/2025
26/10/2025

Gooshii Isaaq iyo xisbigi kulmiye 🔰

25/10/2025

Madaxweyne daney oo ku aamanay madaxweyne soomaliland gogoshii nabada ee gobolka sanaag

25/10/2025

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta xukun laba (2) sano oo xabsi ah, iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 kun oo Shilin Somaliland ah ku xukuntay Dambiile Cumar Maxamed Ibraahim, kaasi oo dhawaan ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada Booliska JSL, kadib markii lagu helay faafinta Muuqaallo ka hor imanaya Diinta Islaamka, dhaqanka suubban iyo badqabka bulshada.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaan cid kasta oo ku hawlan dhaqamada kasoo horjeeda Diinta Islaamka, dhaqanka suubban ee bulshada Jamhuuriyadda
Somaliland.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Km 4
Hargeisa