19/11/2024
Hambalyo iyo Bogaadin Ka Dib Madaxweynaha La Doortay Aad ha loogu Duceeyo Hana Lala Shaqeeyo Hawlo Waaweyn baa u yaala. Somaliland na Dalcad Adag bay Maraysaa Maanta...
Cod Ka Xor ah Xigaalnimo
19/11/2024
Hambalyo iyo Bogaadin Ka Dib Madaxweynaha La Doortay Aad ha loogu Duceeyo Hana Lala Shaqeeyo Hawlo Waaweyn baa u yaala. Somaliland na Dalcad Adag bay Maraysaa Maanta...
17/03/2022
31/05/2021
Codkaaga u Meel Day Maanta
Masiirkaaga Ha Cadhaynin
Cid Aan Matalaad Hagaagsan
Mar Dhaw Kugu Caawinaynin
Muwaadin Haba U Codaynin.
Fartaada Ha Eersanine
Ka Fiirso Hadeer Codkaaga.
15/05/2021
Iska Hubiya Hadalkooda Badan
Waa Cod aan Helo eh...
15/05/2021
Hadii aad Bulshooy
Isiisaan Cod Badan
Balan Waxaan ku maray
Baddoon Malab ka Dhigo.
? ? ? ....?
Hadii aanay su,aalahani jirin Dameerku Wuxuu noqon lahaa Caalim Weyn..
Mubarik CaLi Mahmoud
01/05/2021
Xigtonimo Ha Joogtee
Adoon Xeer U Gaariyo
Xuquuq uu Mutaystiyo
Waxaad Ugu Xilanaysaa jirin
Sidii Adhi Xero Ku Jira
Ninka Kugu Xisaabtamay
Hankaagiibuu Xaqiray
Xiskaagiibuu bahdilay
Xurmana Hadalkeeda daa
Codkaaga Xor baad U Tahay
Xaq Weeyaan Dastuuriya
Nimaan Xilba Qaadi Karin
Intuu Doorashada U Xayto
Qabiil Yuu Kugu Xodxodan..
Xil-kas Daacadaa Kaaga Roon,
Xaafadaad Tahay...
Ma kula tahay inuu jiro qof $100kn oo uu Tabcanayay ama shaqaystay ugu yaraan 20 sano, inuu ku kharash garayn karo doorasho aanu hubin inuu kusoo bixi doono, xataa haduu soo baxo miyaad u malaynaysaa inuu waxaasoo lacag ah u hurayo si uu dalka iyo dadka wax ugu qabto oo mushahar kaliya ugu shaqeeyo mudada 5ta Sano ah ee la doortay..?
Caqliygayga Mari Mayso, ee kaagana bal ku day...
Maankaaga oo Xora
Masuulkaaga Soo Xulo