Eng A.S.A Tani

Eng A.S.A Tani

Share

Chief engineer Ahmed Salan. Born in Hargeysa, I have a Bachelor's in Civil Engineer thanks. Skiller is 1.surveyer 2.soil testing 3.designer 4. Structure safe.

07/09/2022

Qofka Wanaagsani Xumaanta Ma Faafiyo!
By:-Eng:-Axmed Salan -sep07/2022

Nin faylasuuf oo hor fadhiya gurgiis ayaa nin raadinaya guri uu kiraysto waydiiyay in wax guri ah ka banaan yahay xaafadaha jaarkiisa, si uu u kiraysto. Faylasuufka ayaa weydiiyay “Maxaad uga soo guuraysaa xaafadda aad degan tahay”? Ninkii ayaa ku jawaabay :” Waa xaafad jaar xun oo meel la degi karo maaha”. Faylasuufkiina wuxu ugu jawaabay haddaba xaafaddana way ka sii xuntahay ee iska jog”.



Haddana isagoo weli halkii fadhiya ayuu nin labaad oo isaguna guri raadinayaa soo maray waxaana uu waydiiyay sababta uu uga soo guurayo meesha uu degan yahay Ninka ayaa ugu jawaabay waxa degan dad wanaagsan oo jaar fiican leh laakiin gurigii ayay dadkii lahaa u baahdeen waana taasi sababta aan usoo guuraya. Faylsuufkiina waxa uu ugu jawaabay kuwa halkan degenina way ka sii fiican yihiin ee soo guur.

Nin ay saaxiib ahaayeen faylasuufka oo ag fadhiyay ayaa waydiyay sababta uu labada nin midna u eryay midna usoo dhoweeyay waxaa uu u ugu jawaabay.

“ Qofka xumi abaalkiisa ayaa hela, markaa isagaa xun dadkaasi xun haku xidhnaado, yaanu xumaantiisa dadka kale soo gaadhsiin “ .

Qofka wanaagsani ma sheegixumaanta dadka kale.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


North Barlin Hargeisa
Hargeisa
0252634004457