Abdiqani Nouh Ibrahim

Abdiqani Nouh Ibrahim

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiqani Nouh Ibrahim, Government Building, Road1, Gabiley and Hargeisa Local Government, Hargeisa.

30/07/2025
30/09/2022

Somaliland Socotay.
Illaahow inoo barakee dal iyo dad wadajira

05/02/2022

Waxaa si wanaagsan noogu soo gabogaboobay Tobabarka Diyaarinta Qorshaha shanta sanno.
Tobabarkan wuxuu ujeedkiisu ahaa sidii caruurtu qayb wayn uga qaadan lahaayeen diyaarinta Qorshaha Horumarineed.

09/01/2022

Asxaabta iyo ehelka salansare

Photos from Abdiqani Nouh Ibrahim's post 28/12/2021

Waxaan wali ku jirnaa kulankii qiimaynta qorshaha 5 sanno ee Dawlaha hoose Somaliland ee Mashruuca JPLG.
Maalintii labaad iyo Dawlada hoose ee Borama

22/12/2021

Maanta iyo kulankii Mashruuca JPLG.

Photos from Abdiqani Nouh Ibrahim's post 11/12/2021

Municipal Finance Meeting

01/12/2021

Sharaf wayn bay ii ahayd inaan maanta soo dhawayno orodyahaynka caanka ah ee Sir Mohamed Farah. Ku soo dhawow Gabiley.

Photos from Abdiqani Nouh Ibrahim's post 25/11/2021

Kulan aad u qiimo badan oo aanu maanta la yeelanay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha, kulankaasi oo ujeedkiisu ahaa isbarasho agaasimaha Guud iyo khabiirada Dawladaha hoose. Kulankaasi wuxuu ahaa mid midho dhal leh.

16/11/2021

Illaahay shaqada qaranka hayno fududeeyo.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Road1, Gabiley And Hargeisa Local Government
Hargeisa
252