Mohammed Jamac axmed

Mohammed Jamac axmed

Share

maxamed Gabyaaye

07/12/2023

Mc tominay 2goal

06/12/2023

Chelsea barajeedi way keentay .
Palmer dayarka .

Photos from Mohammed Jamac axmed's post 28/11/2023

Shirwaynihii kasoo baxay beel wayn habar jeclo

27/11/2023

Adigaa is cajabiyee
car miyaynu simanahay
Meher baabad sidata
Miyaad dhaadashada guud
Marcos u dhigan taa
Abtirsoo ayaad tahay
Hoyada ma inan baa
Abahaa se magacii
Adigu maadiga tahay
Horta adigu yaad tahay .!

Miyaad Janan ahayd beri
Xidigiyo ma leedahay
Biladiyo wax Darajiyo .
Raga iyo haweenkuba
Hadii ay ku doortaan
Meel laguugu so shiro
Maxaad sheegi doonta .

02/11/2023

Beri beryaha kamida ayaa waxa jirtay 7doba ey ayaa ku noola duurka .

7 dobada midka mida ayaa u ahaa hogaamiye . Kaas oo laga amar qaadan jiray .

Maalin maalmaha ka mida ayaa waxa dhacday in ay safar galaan si meesha ay joogaan meel ka fiican u tagaan.

Waxay safarka ku jiraan waxa dhacday in ay ka hortimaado wabi aad u khatar badan .!?

Kaas oo ay ku nool yihiin yaxaasyo badan oo khatar badan .

Waxa dhacay in hogaamiyii u go,aan qaadto kaas oo ah in laga gudbo wabiga khatarta badan .

Si loogu gudbo banaan ka 3 kamida ayaa marki la bilaabayay in la gudbo sameeyay amar diido .

Halka sadexdii kalana ay raaceen hogaamiyii
Taas o ay ku qasbanaatay sadexdii kalana inay
La qaataan amarka hogaamiyahooda . !

Waxa dhacday in ay yaxaas yadii khatarta badnaa ay bilaaban weerar ay kuso weerarayaan .

Waxay qabteen 5 kamida yeydii duur joogta ahayd oo cuneen . Waxanka baxsaday 3 kamida .!

Maxaad ka fahantay sheekada !?
Nala wagaaaag !

02/11/2023

Ishu waxay dumisaa guryaha, waxay jebisaa fikradaha, waxay xumeeysaa xiriirka, waxayna lumisaa riyada.

Allow naga ilaali dhammaan sharta isha xaasidiinta.

21/10/2023

Gaariye ayaa laga hayay.

Hada igama gayside .
Waxaad iga guraysa .
Sheeko beri la ii galay.

07/04/2023

Ramadaan mubaraak dhaman muslimiinta

16/03/2023

Wali ma aragtay xaaladda ah : in marxalad , goob ,waqti iyo jawi aad markaas ku sugan tahay ay kula noqdaan sidii xaalad aad isla lafteeda h**e usoo martay oo kale .
Xaalada oo afka faransiis ka lagu dhaho "Deja vulnerable " waa sida in aad dareentid xaalad aad marka ku sugan tahay ay kula noqoto dhacda aad kaso gudubtay o kale .
Aniga oo marar aad u badan arkay bal waxaan isku dayay inan waydiiyo asxaabta kale - kuwaas o badan koodu igu raaceen in ay ila arkeen se raadin ta aan sameeyay waxaba iso baxday .
In ay tahay xaalad dadka o dhan marka sadex lo qaybiyo qayb o ka mida arkaan .

Cafimaad ahaan waxa jira khuburo isku dayday
Inay la xidhiidhiyaan nooc xanuun ah o qaybta maskax da danbe e temporal -ka sameeya sida
Dissociative identify disorder,
Anxiety iyo schizophrenia balse way ay ku guul darays teen .
Xaaladan waxa lala xidhiidhiya in ay u baahan tahay dadka aflaamta dawada . Iyo kuwa inta badan riyadooda xasuusta .
Adiga marba ma aragtay xaaladan o kale

05/02/2023

Hargysa ma jeclaan lahayd inad uso dalxiis tagto.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa