Madaxweynaha JSL oo GABAY ugu jawaabey Somaliya
Mukhtar Carab
Cinematographer| Freelancer | Drone operator
Sheekh Almis Yaxye, oo ka hadlay Bandhigga Buugga GULAAL ee uu gorey Boobe Yuusuf Ducaale
Taliye shub Oo Sir Badan Kashifay iyo Danaha ethiopiap
Abwaan gaariye iyo arooski madaxtooyada muuqaal h**e alle ha naxariisto
06/04/2026
KONTARABAAN WEYN OO LA QABTAYMukhtar Carab!
Dowladda Itoobiya ayaa gacanta ku dhigtay alaabo kontarabaan ah oo qiimahoodu ka badan yahay 704 milyan oo birr π°
π Taas oo u dhiganta ku dhawaad 3.7 milyan oo dollar!
π Hawlgalkan culus ayaa laga fuliyey:
β’ Diridhaba
β’ Awaash
β’ iyo garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa
π Waxaa la qabtay:
β’ 9 gaadhi oo alaabahaas waday
π₯ iyo 19 qof oo lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen shabakaddan
π₯ Tani waa mid ka mid ah hawlgalladii ugu waaweynaa ee kontarabaanka lagula dagaallamo, iyadoo fariin adag loo diray kooxaha sharci darrada ku shaqeeya.
π Maxay kula tahay? Ma yarayn doontaa kontarabaanka gobolka?
βΈ»
π° Mukhtar Axmed Yusuf (Mukhtar Carab)
π₯ Isha wararka la isku halayn karo
Saliga NAbiga HAdad BAdiso Maxaa Kuguu DHacaya ?
Xasan Isaga Diiday Inan Dhex Dhexaadiyo Wuxuu jecelyahay in uu dadka Awood u sheegto
Aadan MAdoobe Dad Nool Ayuu Gubay ilaa hadana maydkoodi gurigiisa ag yaala Gen Shub
05/04/2026
Shil ayaa markale ka dhacay inta u dhaxaysa Jarti iyo Haamo bur-buris. Waxaa dhawacmay laba qof keddib markii uu gaadhigu ka baxay wadadda. Waxaa meesha ku dhamaaday 30 xoolo gaadhay, halka ay bad'baaden 50 Neef.
Goobtan ayaa ah meel markasta shilal ka dhacaan, oo gaadidku wadadda ka baxo. Bilo kahor ayaan halkan ku baahinay shil noocan ah oo isla goobta ka dhacay.
Dadku waxay shilalkan la xidhiidhiyan Culimo meesha ku aasnayd oo Maydkoodii laga saarray markii wadadda la dhisayay. Waxaa se jirta in wadaddu tahay meel goolad ah oo u baaxan askari jiifa. Shilalku waa un joogto, gaadidkuna iyaga unbaa wadadda ka dhaca. Waa meel Jarati 23KM u jirta.
Maxay ahayd ujeedada Khudbad taariikhda gashay alle ha unaxariiste madaxweyne h**e axmed maxamuud siilanyo muuqaal h**e
JIBOUTI CITY β Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo ka mid ah madaxda
ugu muddada dheer qaaradda Afrika, ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu u tartamayo markii lixaad doorashada madaxtinnimada ee dhici doonta bishan Abriil 2026.
Madaxweynaha oo talada dalka hayey tan iyo sannadkii 1999, ayaa hiigsanaya inuu dheereysto xukunkiisa oo
hadda maraya 27 sano.Mukhtar Carab
maxaynu dad caawina jabouti ayaa gurmad u baahan oo kaligii taliye hoos fadhiya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa
