19/03/2026
EID MUBARAK
Waxaan shacabka Degma Tog Wajaale, guud ahaan Ka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shucuubta Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga oo ku beegan maalinta bariya.
Ilaahay haynaga aqbalo acmaashii khayrka lahayd ee aynu Bishan barakaysan soo gudannay, innagana ha inagu gaadhsiiyo sanado badan oo nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar leh.
Ciid Mubaarak! Kullu Caam wa Antum Bikhayr.
Gudoomiyaha Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale Somaliland
19/03/2026
Waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan shacbiwaynaha Somaliland, Gaar ahaan Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog.Wajaale, Munaasibada Eidal Fadriga Awgeed.
Waxaan Alle waydiisanaynaa inuu inaga Aqbalo Acmashii ay Soo Qabanay bishii Ramadaan Eidan Ii Eideedana inagu Gaadhsiiyo Bashan Bisheeda Bash Bash iyo Barwaaqo.
10/03/2026
Sawiiro ka mida xadhig ka jarka wadada Laga hir galiyay wajaale
09/03/2026
Gudomiyaha Degmada wajaale mudane mukhtaar aw muuse xasan isago ku hadlaya afkiisa ka mamulka wajaale waxa uu tacsi Tiraanyo leh u diraya Qoyskii Qarabadii Iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay alle ha u naxariiste Oo ka mid ahaa shaqalaha Dawlada hoose Oo mudo badan ka tirsana shaqalaha alle waxa uga Baryayna waa bil Ramadaane inu janoyinkiisa ku casuumo Danbigiisana alle ka dhaafo Samiir iyo imana alle ka siiyo Qoyska iyo dhamaanba shaqalaha Dawlada hoose