Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale Somaliland

Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale Somaliland

Share

Waa Page ka Rasmiga Ee Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale

19/03/2026

EID MUBARAK

Waxaan shacabka Degma Tog Wajaale, guud ahaan Ka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shucuubta Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga oo ku beegan maalinta bariya.

Ilaahay haynaga aqbalo acmaashii khayrka lahayd ee aynu Bishan barakaysan soo gudannay, innagana ha inagu gaadhsiiyo sanado badan oo nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar leh.

Ciid Mubaarak! Kullu Caam wa Antum Bikhayr.
Gudoomiyaha Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale Somaliland

19/03/2026

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan shacbiwaynaha Somaliland, Gaar ahaan Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog.Wajaale, Munaasibada Eidal Fadriga Awgeed.

Waxaan Alle waydiisanaynaa inuu inaga Aqbalo Acmashii ay Soo Qabanay bishii Ramadaan Eidan Ii Eideedana inagu Gaadhsiiyo Bashan Bisheeda Bash Bash iyo Barwaaqo.

11/03/2026

Sanadkii 3aad Oo xidhiidha ayay Dawlada hoose Maal Galinaysa Tartanka Quraanka kariimka kaasi Oo ay ku tartaman dhamman madarista iyo goobaha lagu Barto Quraanka kariimka waxana la Soo xula ardayda Tartanka u fadhiisan doonta maal galin ilaa bixinta jaaisadaha tartamayaasha intaaba waxa bixinaysa Dawlada hoose Yado Bulshada ku celinaysa Cashuurtini ay ka qadeen Kuna bixinaysa in la maal galiyo Quraanka kariimka

10/03/2026

Inan wax idin qabano wey naga go an tahay hadaanu Nahay mamulka wajaale Xog hayaha fulinta Dawlada hoose mudane cabdi khadar cige

Photos from Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale Somaliland's post 10/03/2026

Sawiiro ka mida xadhig ka jarka wadada Laga hir galiyay wajaale

10/03/2026

Waxa Aanu wax ku Qabanay waxa aad noo dhiibten gudomiye ku xigenka degmada mudane mursal

10/03/2026

Gudomiyaha Degmada wajaale mudane mukhtaar aw muuse xasan hadal jeedintii Xadhig ka jarka wadada wayn

10/03/2026

Wajaale waxa ay Qaadey Jidkii Horumarka mamulka wajaale Ayaa xadhiga ka jaray wadada wayn

09/03/2026

Gudomiyaha Degmada wajaale mudane mukhtaar aw muuse xasan isago ku hadlaya afkiisa ka mamulka wajaale waxa uu tacsi Tiraanyo leh u diraya Qoyskii Qarabadii Iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay alle ha u naxariiste Oo ka mid ahaa shaqalaha Dawlada hoose Oo mudo badan ka tirsana shaqalaha alle waxa uga Baryayna waa bil Ramadaane inu janoyinkiisa ku casuumo Danbigiisana alle ka dhaafo Samiir iyo imana alle ka siiyo Qoyska iyo dhamaanba shaqalaha Dawlada hoose

23/02/2026

Xaflad wayn Baanu mamulka wajaale ku maamusi doona taasi Oo Aanu ugu Abaal gudayno wax qabad kooda Oday Cali

23/02/2026

Wax qabadka mamulka wajaale waa mid Aanu ka markhaati Nahay caaqil muuse

23/02/2026

Wax qabadkiiba sida Roobka noogu da Aya waan caaqil iidle

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa
2522